UNISO ICT

UNISO ICT

Share

UNISO ICT

03/02/2024

https://uniso.edu.so/document/examresults

Dhammaan ardayda sharafta leh ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxaa lagu wargalinayaa in natiljada imtixaanka (Exam Results) ka heli karaan link-ga hoose.
Fadlan link-ga guji kadib qor ID-ga iyo Fasalkaaga si aad u hesho Natiijada imtixaankaaga.
Sidoo kale la xariir xafliska imtixaanaadka
haddii aad la kulanto cilad.
Xafliska wuxuu uga mahadcelinayaa Xafliska ICT-da oo qeyo ka ahaa talada fududeenta howshaan.

https://uniso.edu.so/document/examresults

UNIVERSITY OF SOMALIA (UNISO) 24/01/2024

Shahaadada iyo Transcript-ga Jaamacadda Soomaaliya waxaa si rasmi ah looga hubin karaa Website-ka Jaamacadda soomaaliya laga bilaabo 25/01/2024, booqo Website-ka ka dooro kadibna dooro ama si toos u booqo linkigan

UNIVERSITY OF SOMALIA (UNISO)

Want your school to be the top-listed School/college in Istanbul Province?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Holwadaag
Istanbul Province
00252