Join us if you want to learn English.
Al-ilmi private school
page kan wuxuu kaa caawin doona baarashada maadooyinka sida:
1. computer science
2. English language
3. soomaali language
4. xisaabta
5.
iyo dhamaan maadooyinka kale
06/04/2026
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis, dhamaan bahda jecel waxbarashada waxaa la ogeysiineyaa In iskuulka Al-ilmi private uu bilaabi doono koorsis cusub oo ku saabsan barashada Af-soomaaliga, baarashada Af-ingiriisiga, barashada computer-ka, iyo barashada Af-Arabiga.
Wixii faah-faahin ah nagala soo xiriir nambarada hoos ku qoran.
0612259430/0612257840.
Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21ka November.
10/09/2025
Asc dhamaan bahda jecel waxbarashada gaar ahaan ardeyda ku nool degmada xudur waxaa la ogeysiineya in private-ka Al-ilmi uu bilaabi doono course cusub oo aad ku baran doontan grammar.
Wixii faah-faahin ah nagala soo xiriir numbarka hoos ku qoran.
#0619455852.
07/07/2025
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis dhamaan bahda jecel waxbarashada waxaa la ogeysiineyaa In uu iskuulka Al-ilmi private uu bilaabi doono course cusub oo ku saabsan barashada computer-ka.
Fadlan nagala soo xiriir wixii faah-faahin ah numbarada hoos ku qoran.
619455852/616422619
16/06/2025
Asc dhamaan bahda jecel waxbarashada kusoo dhowaada page-ka Al-ilmi private school oo ku yaalo isgooska tol kasoo horjeedka maqaayada zaytun restaurant dhamaan ardeyda waxaa la ogeysiineya In schoolka uu bilaabi doono course cusub oo ku saabsan barashada computer-ka
.
Wixii faah-faahin ah nagala soo xiriir numbarka hoos ku qoran 619455852
26/04/2025
Saadali kulanka Finalka u dhaxeeya kooxaha Barcelona iyo Real madrid.
09/04/2025
Cayaartii xaley dhexmartey arsenal iyo real Madrid Waxaa saadaashii si sax ugu guuleystey ugaas mohamuud mohomed oo ku saadaaliyey 3-0
08/04/2025
Saadaali cayaarta u dhexeyso Arsenal vs real Madrid oo caawa dhaceyso kuna guuleyso $5
Shuraadaha lagaa rabo
1, follow soo dhex Pageka
2, like saar
3, share gareey
Guuleystaha waxaan kusoo shaacin doona pageka. Saadaashu waxay ku egtahay marka cayaarta bilaabato.
.
Ciid Mubarak
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Xuddur