25/12/2025
Jimco wanaagsan๐.
_____________________________________________
Arbaco 24 December 2025.
Tartan aqooneed ka tirsan tartanka sanadlaha Dugsiga ayaa waxa uu dhexmarey fasalada Form 1 A iyo Fasalka 6aad.
Tartan xiisa badan ayaa dhexmarey aqoon iyo dadaal ayey Soo bandhigeen labada fasal balse gari labo nin k**a wada qoslisee guusha waxa ay raacdey fasalka 6aad ee Dugsiga Dhexe.
Natiijada kulanka:
Form 1 A : 10 dhibcood
Fasalka 6aad : 14 dhibcood
Bakool Primary & Secondary School BPSS
.
27/11/2025
๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐.
Tartan aqooneedka sanad tacliimeedkka 2025-2026 waxa ku kulmay maalinimadii shalay fasalada Form 4 iyo Form 2.
Tartan xiisa badan kadib guusha waxa ay raacdey fasalka 10aad ee Dugsiga sare (Form 2).
๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐:
Form 4: 10 dhibcood
Form 2: 12 dhibcood
Bakool Primary & Secondary School BPSS
22/11/2025
Xuska maalinta macallimiinta Soomaaliyeed.
Xaflad si heer sare ah usoo agaasimeen maamulka iyo ardayda Dugsiga Hoose Dhexe iyo sare ee Bakool ayaa ka dhacdey xaruunta iskuulka taas oo lagu maamusayey macallikiinta wax ka dhiga Dugsiga.
Halkaas oo arday kala duwan ay kusoo bandhigeen mahadnaq ballaaran oo iskuga jirta amaan iyo duco.
Mahadsanidiin ardaydeenna sharafta badan
Bakool Primary & Secondary School BPSS
.
21/11/2025
Maanta waa 21-ka Nofeembar waxayna ku beegan tahay maalinta macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso.
21-ka Nofeembar waa maalin u Gaar ah Macallimiinta Soomaaliyeed
1974-tii bishii Nofeember 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta Macallinka waxaana shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladdii Dhexe iyo dowladihii ka dambeeyeyba ay si wadajir ah u muujin jireen muhiimadda uu Macallinku leeyahay sidaas darteed maanta waa maalin weyn oo mudan in aan xusno una dabaal degno
Dhammaan Macalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan macalimiinta ka howl gasha iskuulka Bakool waxa leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo maalintiina ha idin wacnaato.
"Mudnaan Macalin baa leh."
"Mahadsanid Macalin"
Bakool Primary & Secondary School BPSS
13/11/2025
๐ง๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ.
12 November 2025 waxa tartan aqooneedka Dugsiga ku kulmey fasalada 2aad iyo 4aad ee Dugsiga Hoose.
Tartan iyo dadaal dheer ka dib guusha waxa ay raacdey fasalka 2aad ee Dugsiga Hoose.
Natiijada kulanka.
Fasalka 4aad: 12 dhibcood.
Fasalka 2aad: 14 dhibcood.
๐ด๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐.
Bakool Primary & Secondary School BPSS
.
30/10/2025
๐๐๐น๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ฎ๐ธ๐ต๐น๐ฎ๐ฎ๐พ ๐ฒ๐ฒ ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐๐ฒ ๐๐ต๐ฒ๐
๐ฒ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ธ๐ผ๐ผ๐น
๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
Fasalada Form 3 iyo Form 1B ayaa waxa dhexmarey kulan tartan aqooneed aad u adkaa oo dadaal iyo juhdi badan uu ka muuqday.
Dadaal iyo juhdi dheer kadib iyo sualo dheeri ah la keenaba guusha waxa ay raacdey Form 1B.
๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐:
Form 1B 14 dhibcood.
Form 3 12 dhibcood.
Bakool Primary & Secondary School BPSS
.
.
28/10/2025
Tartan Aqooneedka sanadlaha Dugsiga maalinta beri ah waxaa ku tartami doono fasalada kala ah Form 3 iyo Form 1B.
Bakool Primary & Secondary School BPSS
.
.
28/10/2025
๐๐ฎ๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐-๐๐๐๐.
23/10/2025
๐๐ถ๐บ๐ฐ๐ผ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป.
Kulan ciyaareed u dhexeeyey kooxaha kubadda cagta Midnimo iyo Xiddigaha waxa kusoo gabagaboobey labo iyo waxba.
๐๐t๐ข๐ข๐ฃ๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐:
Midnimo 0- 2 Xiddigaha
Bakool Primary & Secondary School BPSS
21/10/2025
Saadaali kulanka xiisaha badan ee dhexmari doono kooxaha Midnimo iyo Xiddigaha, tartanka sportska Dugsiga.
Lugta 1-aad iyo kulanka 2-aad ee tartanka.
Si aad u saadaaliso kulanka.
1. Share gareey page-ka Dugsiga
2. Like-saar postiga.
3. Qor inta ku dhamaan karto ciyaarta.
Mahadsanidiin
17/10/2025
๐๐ข๐ฆ๐๐จ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐
Saadaashii kulan ciyaareedkii Salaam iyo Nasiib waxaa saxay saddex qof oo kala ah:
๐๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐ ๐๐ฒ
๐๐ฒ๐๐๐ง๐ข๐ข๐ญ๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐
๐
๐ก๐ ๐๐ฆ๐ ๐๐ฆ๐
Waxaa u mahadcelinaynaa ๐๐ฒ๐๐๐ง๐ข๐ข๐ญ๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐
Iyo ๐
๐ก๐ ๐๐ฆ๐ ๐๐ฆc oo saxay saadaasha balse wakhtiga saadaasha loogu guuleystay.
Nour Adde Nuuragey Hambalyo ayaan ku leenahay Nala Soo xiriir si aan kuu gudoonsino abaalmarintaada mahadsanid.
๐ฅ
๐ฅ
๐