Ku soo Dhowaada SILSILADA MACHADYADA FATXU AL-RAXMAN AL-AZHARIYA-XUDUR HOYGA TACLIINTA iyo TARBIYADA ISLAMKA .
مَجْمُوعَةُ مَعَاهِدِ فَتْحِ الرَّحْمٰنِ الأَزْهَرِيَّةِ
شعارنا هو :تعليم ذو جودة عالية يقدَّم للطَّالب في فترة قصيرة . ASTAANTEENU WAA:Waxbarasho tayadeeda aad usaraysa oo ardayga lagu siinaayo mudo gaaban .
Macalimiinta iyo Ardayda SILSILADA MACHADYADA FATXU AL-RAXMAN AL-AZHARIYA Faraca-Xudur
Alx wax weliba si heersare ayay ku socdaan .
20/06/2026
Wllkayga muslimka ahow Marweliba ilaahay Talo saaro asigaa waxkasta kaaga filan.
15/06/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Sannadka Cusub ee Hijriyada 1448
SILSILADA MACHADYADA FATXU AL-RAXMAN AL-AZHARIYA Laantiisa Degmada Xudur Waxuu hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda bilowga Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 u diraysaa dhammaan bahda waxbarashada, waalidiinta, ardayda, macallimiinta, maamulayaasha dugsiyada, masuuliyiinta jaamacadaha, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.
MACHADYADA FATXU AL-RAXMAN Laantiisa Degmada Xudur waxa uu Alle SWT ka baryayaa in sannadkan cusub uu noqdo mid barwaaqo, horumar iyo guulo u horseeda ummadda Soomaaliyeed.
Sannad Wanaagsan!
كل عام وأنتم بألف خير وبركة .
Rabbow naga dhig maalinka qiyaamaha kuwa kitaabkooda gacanta midigta laga siinaayo.
aamiin yaarabii🤲
بسم الله الرحمن الرحيم
بدأت الدراسة اليوم صباحاً والحمدلله رب العالمين .
Waxaa maantay si toos ah ubilaabmay Casheraantii SILSILADA MACHADYADA FATXU AL-RAXMAN AL-AZHARIYAH .
معلومات عامة وسريعة عن القرءان الكريم
Waa macluumaad guud oo fudud kuna saabsan qur’aanka kariimka Dhamayso .
26/05/2026
كل عام وأنتم بخير
Eid Al-Adha Mubarak 🌙
Ciid Wanaagsan
Waxay Utahniyadaynayaan Dhammaan maamulka iyo macalimiinta MACHADKA FATXU AL-RAXMAAN
Umadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan waxaan leenahay Ciidul Adxa Mubaarak, Alle ha inaga aqbalo acmaasheena wanaagsan, hana nagu gaarsiiyo ciidaan ciideeda bashbash iyo barwaaqo. Aamiin 🤲
غداً يوم عرفة وصيام يوم عرفة يكفر الله تعالى ذنوب سنتين السنة الماضية والسنة القادمة .
Berito waa maalin carafa ah Soonka maalinka carafa ilaahay wuxuu ku dhaafaa Labo sano dambigooda sanadkii h**e iyo midka soo socda
Dhammaan Bulsho waynta ku Nool Degmada Xudur iyo nawaaxigeeda Waxaa la ogaysiinayaa SILSILADA MACHADYADA FATXU AL-RAXMAAN AL-AZHARIYAH Laantiisa Degmada Xudur in ay socoto Diiwaan gelinta ardayda cusub ee uu qaadan doono machadka , Casheraantuna waxay si toos ah u bilaaban doontaa Axada dambe oo ay taariikhdu ku beegan tahay 31-05-2026 insha allah. Hadaba h**e usoo gaar yaan lagaa buuxin Ardayda la qaadan doono waa ay koobantahay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Xuddur