28/08/2025
OGEYSIIS !!! OGEYSIIS !!! OGEYSIIS !!!
Dhamaan bahda jaceyl waxbarashada ee kunool degmada tan Xudur iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in Dugsiga H/Dh ee Wadajir Primary School in uu bilaabay diiwaan gelinta ardey cusub sanad dugsiyeedka 2025 - 2026 . Diiwaan gelintu waxaa ay kasocotaa xarunta dugsiga oo kutaalla Xaafada Horseed Gaar ahaan agagaarka Xafiiska Acf.wixii faahfaahin ah waxaad Kala soo xiriiri kartaan Numbar ka iskuulka 61 8594567
NB. Isdiiwaan gelintu waa ay socotaa yaysan kabuuxsamin Mahadsanidiin