21-ka Nofeembar waa maalin u Gaar ah Macallinka Soomaaliyeed
1974-tii bishii Nofeember 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Dhammaan Macalimiinta Soomaaliyeed Waxaanu leenahay Hambalyo!Hambalyo!Hambalyo!
Salaam Primary School.
This is a FREE primary school based in Somalia , South-West State, Bakool Region at Huddur Town.
Munaasabadda Maalinta Moallimka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Salaam Primary School ee Huddur.
18/08/2025
OGEYSIIS MUHIIM AH.
Dhammaan bulsha weynta ku nool Degmada xuddur iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga hoose dhexe ee Salaam primary uu qaadan doono arday cusub sanad dugsiyeedka 2025/2026.
Isdiiwaan galintu waxay bilaabanaysaa
21/8/2025 waxayna ku egtahay 8/9/2025
Wixii faah faahin ah kala xiriir numberadaan :
615961777 / 625961777 ama 0615627219
21/11/2024
XUSKA MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED EE 21/11/'24.
HAMBALYO 🙏🏿🙏🏿HAMBALYO 🙏🏿🙏🏿DHAMAAN BARAYAASHA SOOMAALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
OGEYSIIS! OGEYSIIS!
Waxaa Maanta oo Ayaan Arbaco ah 21/08/'24 Xarunta iskulka Ka Bilowdey Diiwaan-gelinta Ardada Cusub iyo Kuwa Bedelka ah ee Sanad-Dugsiyeedka 2024-2025.
Ee Liiska Yuusan Kaa Buuxsamin hadii aad tahay Waalid, Walaal mise Wakiil Doonaayey in Loo Diiwan-geliyo Ardey.
🌺Mahadsanidiin🌺
04/08/2024
12/06/'24.
Dhamaadka Sanad-Dugsiyeedka 2023-2024.
21/02/2024
Aqoon la'aani waa iftiin la'aan
WARGELIN.
( ).
Min Berrito oo Maalin ah 22/08/'23,Maamulka iskulka Salaam Primary School. Wuxuu Bilaawi Doona Ardey Cusub Oo Kala ah ee min iyo Subaxnimo (7:30 Am), idin Alle.
Faah-faahin Kala Xiriir: 5 62 72 19 (Maamule Mulki Cabdirashid Xasan).
.
السّلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Ardeyda oo idil?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Xuddur
Opening Hours
| Monday | 07:15 - 12:10 |
| Tuesday | 07:00 - 12:00 |
| Wednesday | 07:00 - 12:00 |
| Saturday | 07:30 - 12:00 |
| Sunday | 07:00 - 12:10 |