Wisil primary and secondary school

Call

Wisil primary and secondary school waxa aan marwaliba heegan unahay in aan soo saarno arday soomaaliyeed oo tayo leh si aan ugaarno him

Maamulka Dugsiga Wisil waxa uu dhammaan ardayda la wadaagayaa in ay si buuxda u ilaaliyaan labbiska saxda ah ee Dugsiga,...
01/09/2026

Maamulka Dugsiga Wisil waxa uu dhammaan ardayda la wadaagayaa in ay si buuxda u ilaaliyaan labbiska saxda ah ee Dugsiga, isla markaana ay ka fogaadaan wax kasta oo ka reeban xeerarka iyo nidaamka Dugsiga sanad Dugsiyeedka 2026-2027.

Wisil primary and secondary school

Ogeysiis Dhamaan waalidiinta jeceyl waxbarashada waxaa socota Diiwaan-gelinta ardeyda cusub ee Sanad Dugsiyeedka 2026-20...
28/08/2026

Ogeysiis

Dhamaan waalidiinta jeceyl waxbarashada waxaa socota Diiwaan-gelinta ardeyda cusub ee Sanad Dugsiyeedka 2026-2027.

Horey u gaar yaa lagaa buuxin diiwaan-gelinta

iskuulka Wisil ku dooro Aqoon iyo Akhlaaq

Wixii faahfaahin ah Kala xiriir Nambarada hoos ku qoran

Mahadsanidiin

Wisil primary and secondary school

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จArdayda kaalmaha h**e u galay fasalada 7aad & 6aad iyo 5aadDhammaan ardaydeenne sharafta leh, ...
27/08/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

Ardayda kaalmaha h**e u galay fasalada 7aad & 6aad iyo 5aad

Dhammaan ardaydeenne sharafta leh, ee muujisay dadaalka iyo kartida waxaan leenahay dadaalkiina halkaas kasii wada Insha Allah.

Wisil primary and secondary school

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จArdayda kaalmaha h**e u galay fasalada ๐…๐Ž๐‘๐Œ Three- iyo ๐…๐Ž๐‘๐Œ ๐“๐–๐Ž iyo Form One.Dhammaan ardaydee...
27/08/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

Ardayda kaalmaha h**e u galay fasalada ๐…๐Ž๐‘๐Œ Three- iyo ๐…๐Ž๐‘๐Œ ๐“๐–๐Ž iyo Form One.

Dhammaan ardaydeenne sharafta leh, ee muujisay dadaalka iyo kartida waxaan leenahay dadaalkiina halkaas kasii wada Insha Allah.

Wisil primary and secondary school

Waxaa goor dhow la shaacin doonaa natiijada  imtaxaanka Dugsiga fasal kasta Sadexda kaalin ee ugu sareysa sanad-Dugsiyee...
27/08/2026

Waxaa goor dhow la shaacin doonaa natiijada imtaxaanka Dugsiga fasal kasta Sadexda kaalin ee ugu sareysa sanad-Dugsiyeedka ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.

Fadlan la soco oo indhaha ku haay!
๐‘ต๐’‚๐’”๐’Š๐’Š๐’ƒ ๐’˜๐’‚๐’„๐’‚๐’.

Wisil primary and secondary school

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DHIIRRIGELIN AH LA QAATAY ARDAYDII KAALMAHA H**E KA GALAY IMTIXAANKA FASALKA 12-AADMuqd...
24/08/2026

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DHIIRRIGELIN AH LA QAATAY ARDAYDII KAALMAHA H**E KA GALAY IMTIXAANKA FASALKA 12-AAD

Muqdisho, Agoosto, 24, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha ugu horreeya ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare ee dalka.

Madaxweynaha ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyay ardayda, isaga oo ku ammaanay dadaalkooda, adkaysigooda iyo natiijada wanaagsan ee ay ka soo hooyeen imtixaanka, waxa uuna kula dardaarmay in ay sii laba-jibaaraan dadaalkooda waxbarasho.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ardayda u ballanqaaday in arday kasta oo daneynaya in uu dalka gudhiisa ka sii wato waxbarashadiisa uu heli doono fursad waxbarasho oo bilaash ah, si loo dhiirrigeliyo haldoorka aqoonta iyo jiilka cusub ee dalka hoggaamin doona.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale tilmaamay in dowladdu ay qorsheyneyso hirgalinta Jaamacad kale oo dowladeed taasi oo bixindoonta casharo u gaar ah Teknoolojiyadda, taasi oo fursado waxbarasho oo tayo leh siindoonta dhallinyarada soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa daneynaya culuumta casriga ah iyo tiknoolajiyadda.

Wisil primary and secondary school

WARGELIN๐Ÿ“ขArdayda iyo waalidiinta waxaa lagu wargelinayaa in khamiista  la shaacinayo natiijada imtixaanka dugsiga sanad-...
24/08/2026

WARGELIN๐Ÿ“ข

Ardayda iyo waalidiinta waxaa lagu wargelinayaa in khamiista la shaacinayo natiijada imtixaanka dugsiga sanad- Dugsiyeedka 2025_2026.

Diyaar garow wacan.

Ardeydana Guul baan urajeynaynaaaa insha Allah.

20/08/2026

Kulan Sagootin ah ๐ŸŽ“๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Xoghayaha Degmada Wisil, oo ay wehliyaan Isku-duwaha Caafimaadka, Agaasimaha Arrimaha Bulshada iyo haldoorka Degmada Gaalkacyo, ayaa kulan sagootin ah u qabtay Mohamed Absulkadir Abdullahi Omar, oo ah ardayga kaalinta 9aad ka galay imtixaankii dowladda, kana baxay Dugsiga Wisil Primary and Secondary School.

Kulanka ayaa ahaa mid lagu sagootinayo, laguna dhiirrigelinayo ardayga dadaalka iyo guusha uu ka gaaray waxbarashada.

Waxaan Mohamed u rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon iyo guulo badan. ๐ŸŽ“๐Ÿ‘

Hambalyo Mohamed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ†

Booqo poga TikTok ee schoolka ๐Ÿซ

tiktok.com/

CELCELISKA KALA SAREYNTA DEGMOOYINKA, IMTIXAANKA SHAHAADIGA DUGSIGA DHEXE EE WASAARADDA WAXBARASHADA GALMUDUG 2025-2026....
19/08/2026

CELCELISKA KALA SAREYNTA DEGMOOYINKA, IMTIXAANKA SHAHAADIGA DUGSIGA DHEXE EE WASAARADDA WAXBARASHADA GALMUDUG 2025-2026.

Iskuulka Wisil primary and secondary school oo kaalinta 2aad usoo hooyey Degmada Wisil.

Markasta waxaa naga go'an Inaan halkaas iyo meel ka sareysa gaarsiino Insha Allah hadaa nahay Macalimiinta Maamulayaasha , Ardey iyo Waalidiinteena sharafta badan.

Balanteenu Waa ladagaalanka jahliga.

Address

Wisil Street
Wisil

Opening Hours

Thursday 08:00 - 12:30
Saturday 08:00 - 12:30

Telephone

+252613664949

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wisil primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category