Moalim Aliyow Primary School

Moalim Aliyow Primary School

Share

Moalim Aliyow primary is the institutional school located Boonyeershe Village, warsheikh District

09/04/2024

Ardayda ,macalimiinta iyo maamulka dugsiga Moalim Aliyow Primary School waxa ay Bilashada bisha Shawaal ee Eid Al-Fidri ugu Habalyeynayaaan dhamaan ummadda soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada deegaanka Boonyeershe.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Farxad ku Ciida .

Photos from Moalim Aliyow Primary School's post 21/11/2023

Maamulka iyo ardayda dugsiga Moalim Aliyow Primary School waxa ay hambalyo u dirayaaan dhamaan macalimiinta soomaaliyeed 21Nov waa maalin aad u Qiimo badan
Macalinkeyn Allow kaal .

Photos from Moalim Aliyow Primary School's post 13/05/2023

waxaa màanta oo taariikhda ku asteeeysan tahay 13/05/2023 xarunta dugsiga Moalim Aliyow Primary School ardayda uga billowday imtixaanka fiinalka ah ee sanad dugsiyeed ka 2022-2023 waxa uuna noogu billowday si nabad ah .
waxaana rajeyneynaa in uu si nabad ah noogu soo gaba gaboobi doono insha allah
Sidooo kale ardayda waxaan u rajeynaynaa in ay natiijo fcn ka keensan doonaan imtixaanka

.

Photos from Moalim Aliyow Primary School's post 09/05/2023

Alle ayaa mahadleh
Waxaa maanta soo gaba gabeynay tartan aqooneydkii u dhaxeyey fasallada dugsiga hoose Moalim Aliyow Primary School waxa uuna maanta tartanka final ka ah dhexmaray fasallada kala ah 5aad iyo 4aad ayada oo xusid madan tahay in ay koobka qaadeyn fasalka 5aad

Waxbarta aan barwaaqo gaarneee

21/01/2023

Kalmateynkii uu Maamulaha Moalim Aliyow Primary School Maxamed Maxamud Xuubey uu ka dhahay xaflada wareejinta kuraastii ay dhalinyarada BAH ugu Tabarucday Ceelow Primary School oo ay ka jirtay baahi kuraaseed.

20/01/2023

Gudoomiyaha waxbarashada dhalinyarada BAH Enginer Abdirahmaan Hassan Sankaay kalmateynkii uu ka yiri kuraaastii dhalinta uga deeqday Ceelow school oo Baahi kuraaseeed ay ka taagneyd kana tirsan school Lada deegaanka Haabaay ee deg warsheikh.

20/01/2023

Miraha Moalim Aliyow Primary School Hirshabelle State House warsheikh degaanka Haabaay Xaafada Boonyeershe mahadsanidiin inta garab tagaan ardaydaan noqo doonto kuwi dalka dhisi lahaa

19/01/2023

Xaflada soo dhaweynta dhalinyarada Aqoonyahannada deegaannada BASHAQLE ,CALIYAAALE ,HAABAAY iyo XAMAR oo dhiiri galin iyo wacyi galin noogu yimid Moalim Aliyow Primary School Mahadsanidiiin dhamaan dhalinyarada qeybaheeda kala duwan inta dhimanna waan sugeynaa insha allah in ay ka qeybqaataan horamarka dalka guud ahaan
Niman tiiisa wax tarin tu kale wax uma galo.

Photos from Moalim Aliyow Primary School's post 13/12/2022

Alx waxaa Galabta soo gaba gabeynay imtixaankii dhexe ee sanad dugsiyeedka 2022-2023 waxa uuna noogu soo dhamaaday si nabad ah
Waxaana ardayda u rajeynaynaa guul insha allah

Photos from Moalim Aliyow Primary School's post 10/12/2022

Waxaa maanta si nabada noogu bilowday Imtixaanka dhexe eee dugsiga Hoose Dhexe ee Moalim Aliyow Primary School waxaana ardayda u rajeynaa guul in uu ugu soo gaba gaboobidoono inssha allah
Waxaana daaah furay imtixaanka Aas aasaha Dugsiga Samafale iyo Xoghaayaha Dg da warsheikh mudane waxayna ardayda kula dardaarmeen in dadaalka ay wadaan sii laba jibaaràaan waxbarashadana ku dadaaalaan .
Guul reer Boonyeershe

Photos from Moalim Aliyow Primary School's post 28/09/2022

Xarunta dugsiga oo ku yaal deegaan BOONYEERSHE ee degmada warsheikh ayaa kulan looga hadlaayey MUHIIMMADDA WAXBARASHADA lagu qabtay kulan kaan ayaa waxaa soo qaba qaabshay maamulaha dugsiga iyo gudiga waxbarashada schoolka kulan ka waxaa ka soo qeyb galay waalidiinta ,ardayda.

waxaana kulan ka ujeed kiisa uuu ahaa in ay dadka fahmaan ahmiyadda waxbarashada iyo sidoo kale in ay iska warhaayaan waalidiinta iyo maamulka si ardayda loola socda waxbarashadooda.

27/09/2022

Asc dhamaan Habeen wacan oo wanaagsan

Want your school to be the top-listed School/college in Warshiikh?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Habai To Mukudheere Steet
Warshiikh