Baro Xirfad Training Institute
Waa bage rasmiga ah ee Baro xirfad Training Institute
Mudnaan macalin baa leh
21/01/2026
School ka
17/01/2026
Hambalyo Hambalaya
Waxaan hambalyo aad u weyn u dirayaa dhammaan ardayda ka qalan jabiyey iskuulka ku guuleysatay dhammeynta barashada Kumbiyuutarka. Maanta ma ahan kaliya dhammaad, balse waa bilow cusub oo mustaqbal ifaya 💡💻
Waxaad doorateen waddada aqoonta, horumarka iyo xirfadda casriga ah, taasoo idin horseedi doonta fursado shaqo, hal-abuur iyo isbeddel noloshiinna ah.
Mahadnaq gaar ah ayaan u jeedinayaa macallimiinta Baro Xirfad, kuwaas oo si hagar la’aan ah u bixiyay aqoon, waayo-aragnimo iyo dhiirrigelin joogto ah. Dadaalkiinna ayaa sabab u ah guushan maanta la gaaray 👏📘
✨ Baro Xirfad – Barasho Maanta, Horumar Berri
🎓 Hambalyo dhammaantiin, guul ayaana idiin rajeynaynaa
Hamigaaga hagaaji hankaaga kor uqaad
Hoyga xirfadaha h**e u soo gaar
Hamigaaga hagaaji hankaaga kor uqaad
H**e usoo gaar hooyo xirfadaha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wanlaweyn
Opening Hours
| Monday | 04:00 - 06:00 |
| Tuesday | 04:00 - 06:00 |
| Wednesday | 04:00 - 06:00 |
| Thursday | 07:00 - 12:00 |
| Friday | 07:00 - 12:00 |
| Saturday | 04:00 - 06:00 |
| Sunday | 04:00 - 06:00 |