Arday ka mid ah Ardada dhigata Dugsiga Quranka Ibnu Taymiyah laguna magacaabo mohamed sidow cabdirahmaan Alle haku xafido ❣️✅
Dugsiga Quranka Ibnu Taymiyah
waxaad ka heli kartaa qisooyinka diiniga, akhrinta Quranka iyo arimaha caafimaadka
20/07/2022
Ibn Taymiyyah Quran school was built in 2019, it consists of 5 rooms and two bathrooms, there are about 70 to 80 students who live in the village of Awisman in the Wanleweyn district of Sh.Hose region, we send prayers and compliments to someone Everyone who participated in the construction of the school should continue their efforts and we pray to God to replace them...
# Studying our Islamic religion is the foundation of life.....
Muqaalkaan daawo dhameyso bilow ilaa dhamaad wax badan ka faaido doontaa.........
14/07/2022
Baro 5 ka mid ah faa'iidooyinka Qur'aan akhriska:
1: Qur'aanka waxa uu kordhiyaa kalsoonida addoonku ku qabo Allihii Abuurtey SWT.
2 Qur'aanka waxaa laga helaa raaxo nafsi ah.
3 Qur'aanka waxa uu qofka u furaa hadalka.
4 Qur'aanka waxa uu qofka ka dhigaa mid faraxsan.
5 Qur'aanka waxa uu kobciyaa garaadka qofka.
Ku dhufo linkiga hoose like iyo share haka iloobin maxadsanid.
https://www.facebook.com/Dugsiga-Quranka-Ibnu-Taymiyah-109110605201259/
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Wanlaweyn