Kobciye Primary & Secondary school-Burtinle

Kobciye Primary & Secondary school-Burtinle

Share

Kusoo dhawow KOBCIYE SECONDARY SCHOOL. Ugu soo hagaag dugsiga waxbarasho tayo leh iyo daryeel bulsho.

22/08/2026

Hambalyo Reer Kobciye! πŸŽ‰πŸ†

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo macallimiinta reer Kobciye, anigoo si gaar ah idiinku hambalyeynaya kaalinta wanaagsan ee aad ka soo muuqateen Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland, oo galabta la shaaciyey.

Guushan waa mid ka dhalatay dadaal, dulqaad, isku-duubni iyo wada-shaqayn ay muujiyeen ardayda, macallimiinta iyo waalidiintuba.

Hambalyo mar kale dhammaan reer Kobciye! πŸŽ“πŸ‘
Guul iyo gobannimo ayaan idiin rajaynayaa.

31/07/2026

Bilaabashada waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026/2027 waxaa ka harsan oo kaliya 1 Maalin.

Diyaar-garow wacan.

30/07/2026

Bilaabashada waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026/2027 waxaa ka harsan oo kaliya 2 Maalmood.

Diyaar-garow wacan.

29/07/2026

Bilaabashada waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026/2027 waxaa ka harsan oo kaliya 3 Maalmood.

Diyaar-garow wacan.

28/07/2026

Bilaabashada waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026/2027 waxaa ka harsan oo kaliya 4 Maalmood.

Diyaar-garow wacan.

27/07/2026

Bilaabashada waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026/2027 waxaa ka harsan oo kaliya 5 Maalmood.

Diyaar-garow wacan.

26/07/2026

Bilaabashada waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026/2027 waxaa ka harsan oo kaliya 6 Maalmood.

Diyaar-garow wacan.

25/07/2026

Bilaabashada waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026/2027 waxaa ka harsan oo kaliya 7 Maalmood.

Diyaar-garow wacan.

24/07/2026

Bilaabashada waxbarashada sanad dugsiyeedka 2026/2027 waxaa ka harsan oo kaliya 8 Maalmood.

Diyaar-garow wacan.

24/07/2026

Diiwaan-gelinta ardayda cusub ee Fasalka 9aad (Form one) 2026/2027.

Want your school to be the top-listed School/college in Wadajir?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Wadajir
Wadajir