10/08/2026
Magacaygu waa Raaqiya Nuur Abuukar. Waxaan ka qalin-jebiyey Accord University. Waxaan ku faraxsanahay in aqoontii iyo xirfadihii aan ka bartay jaamacadda ay ii noqdeen saldhigii aan ku gaaray fursaddan shaqo. Waxbarashadaydu waxay ii horseedday kalsooni, karti, iyo awood aan bulshada si hufan ugu adeego.
Haddii aad tahay arday hadda dhammaystay dugsiga sare, rumayso in dadaalkaaga iyo doorashada jaamacadda saxda ahi ay yihiin furaha guushaada. Maanta waxaad dhisanaysaa riyadaada, berrina waxaad noqon kartaa qof bulshada wax weyn ku soo kordhiya. Waxaan u rajaynayaa dhammaan ardayda mustaqbal ifaya, guulo joogto ah, iyo inay gaaraan himilooyinkooda.