13/07/2026
Shaacinta ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ท๐ฎ๐ฑ๐ฎ Imtixaanka Semester-ka ๐ฅ๐๐๐๐๐ ee sanad Waxbarasheedka ๐๐๐๐-๐๐๐๐
Booqo Portalkaaga si aad ufiirsato Natiijadaada
https://plasma-university.maxapex.net/apex/pu/r/student-portal-2030102/login?session=6007407793880
แดฐสฐแตแตแตแตแตโฟ แดฌสณแตแตสธแตแตแตโฟโฟแต สทแตหฃแตแตโฟ แต สณแตสฒแตสธโฟแตสธโฟแตแต แดบแตหขโฑโฑแต สทแตแถแตโฟ.
#2626
10/07/2026
Goor dhow ๐
Shaacinta ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ท๐ฎ๐ฑ๐ฎ Imtixaanka Semester-ka ๐ฅ๐๐๐๐๐ ee sanad Waxbarasheedka ๐๐๐๐-๐๐๐๐
Booqo Portalkaaga si aad ufiirsato Natiijadaada
แดฐสฐแตแตแตแตแตโฟ แดฌสณแตแตสธแตแตแตโฟโฟแต สทแตหฃแตแตโฟ แต สณแตสฒแตสธโฟแตสธโฟแตแต แดบแตหขโฑโฑแต สทแตแถแตโฟ.
25/06/2026
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ ๐ ๐๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ
Jaamacadda Plasma waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Fasalka ๐ญ๐ฎ_๐ฎ๐ฎ๐ฑ ee Maanta u soo gabagaboobey Imtixaanka Shahaadiga ah ee ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ
Maamulka Jaamacadda ayaa ardayda u rajaynaya guul, iyo Natiijo Wacan .
21/06/2026
Jaamacadda Plasma Waxa ay ๐๐๐ฐ๐ผ iyo ๐ต๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ u direysaa dhammaan ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ee u fariisatay ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ Dugsiga sare ee Qaranka.
"Waxaan idiin rajaynaynaa in Alle idinku guuleeyo"
Guul Wacan Dhamman
16/06/2026
waxaa maanta si guul leh inoogu so dhamaaday Imtixaaanka K**a danbaysta Sanad Wax barasheedka 2626
Dhamaan Ardada Waxaan idin Rajaynaynaa Natiijo wanaagsan Iyo Guul
15/06/2026
waxaa maalinkii 7aad si habsami leh inoogu socda Imtixaaanka K**a danbaysta Sanad Wax barasheedka 2626
Dhamaan Ardada Waxaan idin Rajaynaynaa Natiijo wanaagsan Iyo Guul
13/06/2026
Hampalyo Ardada usoo idlaaday Imtixaanka K**a danbaysta Jaamacadda
Guul Badan Mustaqbal Ifa Cilmigiina Rabi Idin Barakeeyo H**e Usocda Waxbarashada Halkeeda Kasii wadaa
Hampalyo Hampalyo ๐๐โจ
13/06/2026
Hampalyo Ardada usoo idlaaday Imtixaanka K**a danbaysta Jaamacadda
Guul Badan Mustaqbal Ifa Cilmigiina Rabi Idin Barakeeyo H**e Usocda Waxbarashada Halkeeda Kasii wadaa
Hampalyo Hampalyo ๐๐โจ
10/06/2026
Maamulka Sare, Barayaasha & Qalin Jabiyaasha ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ waxay halkan Fariin Dhiirigalin & Garab Istaag kula wadaagayaaan ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ด๐ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป garsoorayaasha ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ณ๐ฟ๐ถ๐ฐ๐ฎ Garsoore Sare ๐ข๐บ๐ฎ๐ฟ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ป, Kaas oo maanta laga hor istaagay inuu Garsooro Ciyaaraha Koobka Kubada Cagta ee Aduunka ah 2026. Sabab la'aan. "๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ธ๐ ๐น๐ฒ๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฒ ๐ข๐บ๐ฎ๐ฟ ๐ต๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ถ๐ถ ๐น๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐ท๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ฎ ๐ต๐ฎ ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ป, ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ด๐๐๐น๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป๐ฒ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ป๐๐ต๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ต, ๐ช๐ฎ๐ฎ ๐น๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ ๐ด๐๐๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐พ๐ผ๐ณ๐ป๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐๐ผ๐ฟ ๐ถ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ถ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐ต๐ถ๐บ๐ถ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ"