14/08/2026
Ardayda Kulliyadda ๐๐๐๐ฐ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ee Jaamacadda Jamhuriya qeybteeda, ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐๐ข๐๐ฐ๐ข๐๐๐ซ๐ฒ ee ku jira sanadka ugu dambeeya, ayaa si guul ah ku difaacday ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ฒ๐๐๐ ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐.
13/08/2026
Ardayda Kulliyadda ๐๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ee Jaamacadda Jamhuriya, gaar ahaan qeybaha ๐๐ข๐ฏ๐ข๐ฅ iyo ๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ซ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ -๐ค๐ ee ku jira sanadka ugu dambeeya, ayaa si guul ah ku difaacday ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ฒ๐๐๐ ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐.
Waxaan u rajaynaynaa guul iyo mustaqbal ifaya Idan Alle.
13/08/2026
Waxaa si guul ah kusoo idlaaday qeybtii 4aad, Usbuucii 4aad Imtixaanka qalin jebinta ardayda Kulliyadda Daawada iyo Culuumta Caafimaadka, Waaxda Barnaamijka Bachelor-ka Daawada iyo Qalliinka (MBBS) dufcada 10aad (๐
๐ข๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ฑ๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐๐๐๐, ๐๐๐ญ๐๐ก 10, MD211), gaar ahaan (Surgery). Imtixaanka oo ahaa laba qaybood oo la kala galay laba maalmood:
1. Qaybta 1aad oo ahayd Aqoonta Cilmiga Caafimadka (๐๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ง๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐ญ) oo ay ku galeen System-ka imtixaanaadka ee Jaamacadda.
2. Qeybta 2aad oo ahayd Xirfadda Cilmiga Caafimadka (๐๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐๐ฑ๐๐ฆ -๐๐๐๐/๐๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐๐ฅ ๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ).
Natiijo wacan ayaan idiin rajaynaynaa Guulaysta MD211 - Batch 10.
12/08/2026
Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Adduunka (๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐๐๐ฒ) owgeed, xarunta hal-abuurka dhallinyarada ee Jamhuriya Incubation Center - JIC ayaa war weyn u haysa dhallinyarada Soomaaliyeed.
10/08/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐๐ก ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐๐ช๐๐ฒ๐ฌ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐จ๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ซ๐ค, ๐จ๐จ ๐๐ก ๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐.
Department-ga ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ซ๐ค wuxuu diiradda saarayaa diyaarinta arday leh ๐๐ช๐จ๐จ๐ง iyo ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐จ ay ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ugu adeegaan, taageeraan ๐๐๐๐ค๐ iyo ๐ช๐จ๐ฒ๐ฌ๐๐ฌ๐ค๐, isla markaana qayb uga qaataan xalinta ๐๐๐ช๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ iyo ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Barnaamijkan wuxuu fursad u siinayaa ardayda inay dhistaan ๐๐ช๐จ๐จ๐ง, ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ, ๐๐๐ก๐๐ฆ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ iyo ๐ค๐๐ซ๐ญ๐ข ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐๐, si ay mustaqbalka uga noqdaan xirfadlayaal door muuqda ka qaata ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ iyo ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐.
Haddii aad leedahay rabitaan aad dadka iyo bulshada wax ugu qabato, ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ซ๐ค waa waddo aad mustaqbalkaaga ku dhisi karto.
09/08/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐ง!๐
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ฒ๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ซ, ๐๐๐ฅ๐ช๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ, iyo ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข, oo kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee ๐๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐แตแตแต ee uu qaaday ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐๐ข๐ซ.
Ardaydan ayaa kaalmaha ugu sarreeya ka galay ๐๐,๐๐๐ arday oo u fariistay imtixaanka, taas oo muujinaysa dadaalkooda, kartidooda, hawlkarnimadooda iyo sida ay uga goโan tahay waxbarashadu.
Waxaan sidoo kale hambalyo u diraynaa dhammaan ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ญ๐๐ฒ ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐, ๐ฐ๐๐๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐จ๐จ๐๐. Waxaan idiin rajaynaynaa ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐จ ๐ก๐จ๐ซ ๐ฅ๐๐ก, ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ ๐ข๐๐๐ฒ๐
08/08/2026
๐๐จ'๐๐๐ง๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ฑ๐๐ ๐๐ก๐ข ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ค๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ฌ๐๐ฑ ๐๐ก, ๐ก๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ ๐ฅ๐๐ก๐ง๐ ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐ฌ๐ข ๐ก๐๐๐ซ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ๐๐ฒ.
Jaamacadda Jamhuriya waxay si rasmi ah u bilowday ๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐จ๐ ๐๐๐๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐จ๐ ๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ฒ ๐๐ง๐ ๐๐ฆ๐๐ ๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ oo ka tirsan ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐, si ay u diyaariso jiil cusub oo ku xeel dheer adeegsiga tiknoolajiyadda casriga ah ee sawir-qaadista caafimaadka iyo ka qeyb qaadashada ogaanshaha cudurrada.
Qeybtan cusub, ardaydu waxay ku baran doonaan xirfado muhiim ah sida ๐๐ข๐๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ ๐๐ฆ๐๐ ๐ข๐ง๐ , ๐-๐๐๐ฒ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ, ๐๐ ๐๐๐๐ง, ๐๐๐, ๐๐ฅ๐ญ๐ซ๐๐ฌ๐จ๐ฎ๐ง๐ ๐๐ซ๐ข๐ง๐๐ข๐ฉ๐ฅ๐๐ฌ, ๐๐๐๐ข๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ซ๐จ๐ญ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐๐๐ญ๐ข๐๐ง๐ญ ๐๐๐ซ๐, iyo farsamooyinka casriga ah ee ๐๐๐๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐จ๐ ๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ฒ, taasoo u diyaarinaysa inay noqdaan xirfadlayaal muhiim u ah xarumaha caafimaadka gudaha iyo dibaddaba.
08/08/2026
Waxaa si guul ah kusoo idlaaday qeybtii 3aad, Usbuucii 3aad Imtixaanka qalin jebinta ardayda Kulliyadda Daawada iyo Culuumta Caafimaadka, Waaxda Barnaamijka Bachelor-ka Daawada iyo Qalliinka (MBBS) dufcada 10aad (๐
๐ข๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ฑ๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง, ๐๐๐๐, ๐๐๐ญ๐๐ก 10, MD211), gaar ahaan (Obstetrics and Gynecology). Imtixaanka oo ahaa laba qaybood oo la kala galay laba maalmood:
1. Qaybta 1aad oo ahayd Aqoonta Cilmiga Caafimadka (๐๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ง๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐ญ) oo ay ku galeen System-ka imtixaanaadka ee Jaamacadda.
2. Qeybta 2aad oo ahayd Xirfadda Cilmiga Caafimadka (๐๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐๐ฑ๐๐ฆ -๐๐๐๐/๐๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐๐ฅ ๐ฌ๐ญ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ).