U-Lead Institute

  • Home
  • U-Lead Institute

U-Lead Institute U-lead Institute is a modern online education and professional development institution.

๐ŸŽ“ Commentiga 1aad Hadiyad qaali ah ayaa kuu dhignay kaqaado.Kusoodhawoow Koorsada  "Transform Your Life and Shape Your F...
15/06/2026

๐ŸŽ“ Commentiga 1aad Hadiyad qaali ah ayaa kuu dhignay kaqaado.
Kusoodhawoow Koorsada "Transform Your Life and Shape Your Future"
Haddii tahay qof raba inuu Sameyo Isbadal Dhab ah oo Noloshiisa iyo Mustqabalkiisaba waxkabadala ama aad rabto inaad kor u qaaddo fikirkaaga, go'aanadaada, caadooyinkaaga iyo mustaqbalkaaga, koorsadan waa koorsadadii waxaan ugu talagalnay Dadka adiga oo kale hanka iyo hiigsiga leh ee raba isbadalka .
Koosada waxay ka kooban tahay 6 cashar oo xul ah waqti lagaliyay iyo Pdf Casharadaboo free ah
Fadlan ka soo daawo Casharada Linkiga aan Commentiga 1aad kuudhignay
โค๏ธ Fadlan:
โœ” Like saar casharada
โœ” Comment noogu reeb fikradaada
โœ” Subscribe garee Channelkeena youtube
โœ” Share garee si dhalinyaro kale uga faa'iideystaan

Waxaa laga yaabaa in hal Share oo aad sameyso uu qof noloshiisa beddelo.










โ€œBadal Noloshaada, Qaabee Mustaqbalkaagaโ€ waa Koorso muhiim kuu ah ...

๐ŸŒ™โœจ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ  โœจ๐ŸŒ™Hambalyo!!! Waxaan Farxada la qeysaneynaa Maamulka, Howlwadeenada , Macallimiinta, iyo Ardayd...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ โœจ๐ŸŒ™

Hambalyo!!! Waxaan Farxada la qeysaneynaa Maamulka, Howlwadeenada , Macallimiinta, iyo Ardayda dhammaan waxaan idiin leenahay:

๐ŸŽ‰ Ciid Mubaarak! ๐ŸŽ‰
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana inaga yeelo kuwa ku Ciida farxad, caafimaad, iyo nabad.

Munaasabaddan qiimaha badan awgeed, waxaan dhammaan bulshada Nagu Xiran u rajeynaynaa:
๐Ÿ“š Guul iyo horumar
๐Ÿค Midnimo iyo is ixtiraam
๐Ÿ˜Š Farxad iyo barwaaqo

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Eid Mubarak to you and your family! ๐ŸŒธ

๐ŸŒ™ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ ๐ŸŒ™Maalintani waa mid ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan sanadka.Waa maalin ducada la aqbalo, dambiyad...
26/05/2026

๐ŸŒ™ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ ๐ŸŒ™

Maalintani waa mid ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan sanadka.
Waa maalin ducada la aqbalo, dambiyada la dhaafo, lagana xoreeyo addoomo badan Naarta.

๐Ÿคฒ ๐——๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ป:

ู„ูŽุง ุฅูู„ูŽู‡ูŽ ุฅูู„ูŽู‘ุง ุงู„ู„ู‡ู ุŒ ูˆูŽุญู’ุฏูŽู‡ู ู„ูŽุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽู‡ู ุŒ ู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒู ูˆูŽู„ูŽู‡ู ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ุŒ ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ูƒูู„ูู‘ ุดูŽูŠู’ุกู ู‚ูŽุฏููŠุฑูŒ

๐Œ๐š๐œ๐ง๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ฎ๐œ๐š๐๐š:
โ€œAllah kale oo xaq lagu caabudo ma jiro Allah mooyee, Waa Alle Kali ah oo Cid wax lawadaagto Majirto, Hantida iyo boqortooyada Isagaa leh, mahad oo dhan Isage Usugnaatay, Waana Allah wax kasta waa karo oo Awooda.โ€

๐Ÿ“– ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐˜‚ ๏ทบ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜†๐—ถ๐—ฟ๐—ถ:
โ€œMa jiro maalin Allah ka xoreeyo dad badan oo ka dambeyeya Naarta sida Maalinta Carafo.โ€
(Sahih Muslim)

โœ… Badi Ducada iyo Alle Bariga
โœ… Aqri Qurโ€™aanka iyo Ducooyinka Sugnaaday
โœ… Towbad Keen Allahna Cafis Weydiiso

๐Ÿค Allah Naga Aqbalo Ducadeena, Dambiyadeena Allah Dhaafo, Kuwa Naarta Laga Xoreeyo Ayaa Nagu Daro. Aamiin.

13/05/2026
๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ : ๐—š๐—ผ,๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต  https://youtu.be/zB5RQe3rXwc?si=0JxLLBVgRN4yuaHP.Go,aan Sax ah oo Maanta qaa...
02/05/2026

๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ : ๐—š๐—ผ,๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต https://youtu.be/zB5RQe3rXwc?si=0JxLLBVgRN4yuaHP.
Go,aan Sax ah oo Maanta qaadato ayaa wax badan kabadali kara Noloshaada.
Halkan Ka Daawo Casharka oo Dhameystiran Lana wadaag Asxaabtaada.

12 likes, 1 comment. "Casharka 3aad : Go,aan qaadashada"

Asc Akhiyaarta Qiimaha Badan Waxaan soodhignay *Casharkii 2aad ee koorsada*๐Ÿ‘‰ Badal Noloshaada, Qaabey Mustaqbalkaaga. ht...
28/04/2026

Asc Akhiyaarta Qiimaha Badan Waxaan soodhignay *Casharkii 2aad ee koorsada*
๐Ÿ‘‰ Badal Noloshaada, Qaabey Mustaqbalkaaga.

https://youtu.be/Sb6YgXJ68ks
Oo ku saabsan Transformation Pathway wadooyinka saxda ee loo maro isbadalka dhabta ah
Fadlan Raac Talaabooyinka Soosocda.
1. Subscribe dheh Channelka
2. Like saar Casharada*
3. Linkiga Channelkeena udir Asxaabtaada si ay Uga Faaideystaan*
Ardaygii dhameysta Dhamaan Casharada waxaan Siindoonaa Xuquuqda Koorsada oo dhameyatiran

4 likes. "Casharka : 2aad Wadooyinka Isbadalka aan Umari karno"

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ตMacadka U-Lead Institute waxa uu kugu bishaareeynaa in uu kuu diyaariyay ๐‘ช๐’๐’–๐’“๐’”๐’† ๐‘ด๐’–๐’‰๐’Š๐’Š๐’Ž ๐’‚๐’‰ oo Cinwaankeed...
26/04/2026

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต

Macadka U-Lead Institute waxa uu kugu bishaareeynaa in uu kuu diyaariyay ๐‘ช๐’๐’–๐’“๐’”๐’† ๐‘ด๐’–๐’‰๐’Š๐’Š๐’Ž ๐’‚๐’‰ oo Cinwaankeedu yahay ๐‘ป๐’“๐’‚๐’๐’”๐’‡๐’๐’“๐’Ž ๐’€๐’๐’–๐’“ ๐‘ณ๐’Š๐’‡๐’†, ๐‘บ๐’‰๐’‚๐’‘๐’† ๐’€๐’๐’–๐’“ ๐‘ญ๐’–๐’•๐’–๐’“๐’† oo ah (๐๐š๐๐š๐ฅ ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š), taas oo aad ka Daawan karto , Barteena Youtube-ka ee U-lead Institute, si Bilaash ah.

13 likes, 3 comments. "Casharka 1aad: Koorsada Badal Noloshaada oo Qaabey Mustaqbalkaagaโ€"

25/04/2026

Maka Mid tahay Dhalinyarada ku xiran Channelkeena YouTube Ee Ulead institute Comentiga 1aad ka Eeg oo Subscribe dheh.

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.ยซู‚ุงู„ ุงู„ู†ุจูŠ ๏ทบยซุฎูŽูŠู’ุฑู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุทูŽู„ูŽุนูŽุชู’ ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ุงู„ุดู‘ูŽู…ู’ุณู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุงู„ู’ุฌูู…ูุนูŽุฉูยปโ€” (ุตุญูŠุญ ู…ุณู„ู…ุŒ ุญุฏูŠุซ 854)๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ...
24/04/2026

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.
ยซู‚ุงู„ ุงู„ู†ุจูŠ ๏ทบ
ยซุฎูŽูŠู’ุฑู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุทูŽู„ูŽุนูŽุชู’ ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ุงู„ุดู‘ูŽู…ู’ุณู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุงู„ู’ุฌูู…ูุนูŽุฉูยป
โ€” (ุตุญูŠุญ ู…ุณู„ู…ุŒ ุญุฏูŠุซ 854)
๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๏ทบ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜†๐—ถ๐—ฟ๐—ถ:
โ€œMaalinta ugu khayr badan ee qorraxdu ka soo baxdo waa maalinta Jimcaha.โ€ Aan ka faaideysano Kheyrka Maalintan Qiimaha badan
โ€” (Muslim, 854)

Address


Telephone

+252617992299

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when U-Lead Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to U-Lead Institute:

Shortcuts

  • Want your school to be the top-listed School/college?

Share