Iqra Institute of Languages & Scientific Subjects

Iqra Institute of Languages & Scientific Subjects

Share

This page targets issues about the institute. Belet-hawa, Gedo, Somalia

13/10/2020

IMPORTANCE OF EDUCATION

08/10/2020

Xaflada qalin jabinta dufcadii 6aad qeybta barashada luuqada Englishka

Photos from Iqra Institute of Languages & Scientific Subjects's post 07/10/2020

Alxamdulilah waxaa si wanaagsan noogu soo dhamaaday xaflada qalin jabinta dufcadii 6aad ee machadka gaar ahaan barashada luuqada Englishka. Dhammaan ardayda waxaan leenahay hambalyo hambalyo hambalyo.

30/09/2020

Asc dhamaan aqyarta page ka ku xiran waxaan idin ogeysiineynaa in aan jecelnahay inaan idin lawadaagno casharo English ah iyo habka barashada luuqada English ka ee sideed u aragtaan. Fadlan aragtidaada nala wadaag oo comments noogu reeb. Sido kale share garee page ka si dadka kale oo asxaabtaada ah fariinta ay ugaarto.
Mahadsanidiin.

29/09/2020

Asc dhaman bulshada kunool degmada baladxaawo waxaan idin leenahay page kan waa midka rasmiga ah ee machadka Iqra ee so dhawada oo like saro si aad u heshaan macluumaad dheeri ah. Mahadsanidiin

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website