24/02/2026
BARISTA & TECHNICAL TRAINING 🔥☕
Waxaa lagu baranaa course baristaha☕
✅ Sida loo sameeyo coffeega shaaha, iyo cabitaanada
✅ Adeegga macaamiisha
🔧 Technical Barista (Farsamada Machine & Grinder):
✅ Sida loo hagaajiyo grind size-ka Grinder-ka
✅ Dayactirka iyo nadiifinta qalabka
✅ Sida loo xaliyo ciladaha fudud ee mashiinka
Tababarkaan wuxuu kaa dhigayaa Barista aqoon farsamo leh oo si kalsooni ah u maamuli kara coffee shop.
Xirfadle Training Centre
04/02/2026
FURSAD WAXBARASHO & SHAQO
FASALO CUSUB FULL BARISTA & TECHNICAL
🎓 Waxaad baran doontaa:
✅sida loo diyaariyo coffee ga iyo shaaha
✅ sida loo cilad bixiyo mashiinada coffee ga
✅ xirfad dhamaystiran oo fursadaada shaqada kor uqaadeysa
✅ Tababar xirfadeed oo soconaya 2 bil
⏰ Waqtiyada waxbarashada:
🔹 Galinka h**e iyo galinka danbe – Full Time (5 maalmood)
AMA
🔹 Part Time
* Khamiis & Jimco
*labada galin
Isdiiwaangeli hadda – Ha moogaan fursaddan noloshaada beddeli karta!
Xirfadle Training Centre
13/01/2026
FURSAD QAALI AH OO BARASHO – BARISTA
🎓 Waxaad heli doontaa:
✅ Barasho Full Practical (Arts)
✅ Barashada cabitaanada kala duwan ee Coffee-ga
✅ Shahaado rasmi ah
✅ Shaqo geyn
✅ Tababar xirfadeed oo soconaya 1 bil
⏰ Waqtiyada waxbarashada:
🔹 Galinka h**e iyo galinka danbe – Full Time (5 maalmood)
AMA
🔹 Part Time
* Khamiis & Jimco
*labada galin
📞 Isdiiwaangeli hadda – Ha moogaan fursaddan noloshaada beddeli karta!
06/01/2026
📢 Meel walba oo aad kaga sugan tahay Muqdish waad naga iman kartaa!
Wadajir, Darusalaam, Gubudley, Kaaraan iyo dhammaan degmooyinka kale ee Xamar —
Xirfadle Training Center waa kuu furan yahay 🎓✨
🎯 Fursad waxbarasho oo kuu dhow
📍 Xafada Galmudug – Muqdisho
Xirfadle Training Centre
23/12/2025
FURSAD: SHAQO IYO TABABAR BARISTA – HAL BIL
Ma rabtaa xirfad + shaqo toos ah?
Ha seegin fursaddan dahabiga ah!
Waxaan dalbaneynaa arday baranaya xirfadda Barista (Coffee Making)
Muddada Tababarka: Hal (1) Bil
Tababar Xirfadeed: Practical + Theory
Xirfadle Training Centre
06/12/2025
𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕
waxaa bilaaban rabo fasalo cusub kuwaas oo lagu baran doono sameynta shaaha, coffee iyo cabitaanada
hadaba tiradda ardeyda laqaadan doono wey xadidan thy yaan lagaa buuxin
Xirfadle Training Centre
30/09/2025
Fursad Tabobar
baariistayaal muqaayada loo tabobarayo
Tabobar halbil ah iyo Baahida Suuqa oo lahubo
Shaqo aan Shuruud lahayn
Xirfad aan xayndaab lahayn
Dalabka taagan 12 position
Cidii ka faaidaysan karto nagalsoo xiriir
0611666646
Garasbaaley Banaadir Somalia