Baroxirfad

Baroxirfad

Share

Kabaro Kuna Bar Baroxirfad.com

20/02/2026

جمعة مباركة
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Jumco Mubarak
Alle ha inaga wada aqbalo camalka wanaagsan!!

18/02/2026

Afur wanagsan dhamaan umada Muslimiinta meel kasta aad jogtaan

Allaha naga dhigo kuwii ka faa’iideysta bishan barakeysan.. 🤍






Photos from Baroxirfad's post 17/02/2026

🌙 Hanbalyo Bisha Barakeysan ee Ramadaan 🌙

Maamulka iyo macallimiinta website-ka BaroXirfad waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan ardayda qiimaha badan ee wax ka barata BaroXirfad.

Waxaan idiin rajeyneynaa Ramadaan kheyr badan, cibaado sugan, qalbi nadiif ah, iyo guul dhinac kasta ah. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa’iideysta fadliga iyo barakada bishan.

Ramadaan Kariim.
Allaha naga aqbalo soonka iyo camalka suuban.





17/02/2026

💻 Ma rabtaa xirfad kaa dhigi karta qof suuqa shaqada looga baahdo?

Ku bilow safarkaaga tiknoolajiyadda adigoo baranaya Python si fudud oo faham leh.
Koorsadan waxay ku siinaysaa aasaaska Programming iyo xirfado kuu diyaarinaya shaqo dhab ah.

Waxaad baran doontaa:

📘 Aasaaska Python iyo sida uu u shaqeeyo

🧠 Sida loo xalliyo dhibaatooyinka adigoo isticmaalaya code

🚀 Tallaabooyinka aad ku noqon karto Developer xirfad leh

⏳ Muddo kooban gudaheed

🎓 Shahaado Damaanad leh

Ha sugin fursad kale. Maanta bilow, berri ku faan xirfaddaada.





17/02/2026

🚀 Ma rabtaa inaad noqoto Web Developer dhab ah?

Ha ku ekaan daawashada mobile ka – maanta bilow nafta ficil Gali!
Ku baro HTML & CSS si fudud, talaabo talaabo, adigoo dhisaya website-yo dhab ah.

💻 Laga bilaabo eber ilaa heer xirfadeed
📚 Casharro cad oo si fudud loo fahmi karo
🎓 Shahaado aad ku muujin karto xirfaddaada
👨‍🏫 Tababar uu bixinayo macallin khibrad leh

Fursadani waa mid kuu diyaarinaysa suuqa shaqada iyo freelance-ka online-ka 🌍

🔥 Ha sugin berri — maanta qaado tallaabadaada koowaad

BaroXirfad




17/02/2026

Ma rabtaa xirfad kuu furta albaabka IT-ga? 🌍💻

Baro xirfadaha Networking-ga casriga ah, faham sida internet-ku u shaqeeyo, kuna noqo qof ay shirkaduhu raadiyaan!

Casharro si fudud loo fahmi karo, qiimo jaban, iyo shahaado kuu kordhinaysa CV-gaaga.

Ha sugin berri — maanta qaado tallaabada ugu horreysa ee mustaqbalkaaga Tech! 🚀

👉 Isdiiwaan geli hadda oo bilow safarkaaga guusha.

BaroXirfad




16/02/2026

💻 Barashada Computerka – Bilow Maanta!

Ma rabtaa xirfad kuu fureysa fursado shaqo iyo mustaqbal fiican?
Ku biir barashada computer-ka oo ka bilow aasaaska ilaa heer sare si fudud oo la fahmi karo.

✨ Baro:
✅️Isticmaalka Computer-ka
✅️Barnaamijyada aasaasiga ah
✅️Xirfado casri ah oo shaqo kuu abuuri karo

👉 Ha sugin berri — bilow maanta, mustaqbalkaaga dhis! 🚀









15/02/2026

🎨 Ma rabtaa inaad noqoto Graphic Designer suuqa ka shaqeeya?

Ku biir BaroXirfad.com maanta, baro Adobe Photoshop & Illustrator, kuna bilow xirfad lacag laga sameeyo! 💰🔥

✔️ Barasho step-by-step ah
✔️ Projects dhab ah
✔️ Shahaado la aqoonsan yahay
✔️ Qiimo jaban – $30 oo kaliya

Haddii aad rabto inaad sameyso logos, posters, social media designs iyo branding – Kooraskaan adiga ayuu kuu gaaryahay! 🚀










Photos from Baroxirfad's post 04/02/2026

Waxaan ku caawinaynaa 24/7 ⏰

Baro xirfad adigoo helaya hagid, tababar iyo khibrad dhab ah.
"BaroXirfad" – waa meeshaada!



Photos from Baroxirfad's post 01/02/2026

🚀 U duul safarka xirfadaha cusub

BARO XIRFAD waa halka aad ka bilaabi karto riyadaada tech 💻
Follow & la soco courses-keena 🔔





29/01/2026

Jimco Mubarak dhammaan ardayda wax ka barata Baroxirfad.com 🎓📖

​Maalinta Jimcaha waa maalin barakaysan, aan ka faa'iidaysanno fadligeeda anagoo raacayna sunnooyinkii Nabigeenna (NNKH):
​📖 Akhrinta Suuratul Kahf
📿 Saliga Nabiga (NNKH)
💰 Sadaqada oo la bixiyo
🕌 Masjidka oo waqti h**e la tago

​Ilaahow dambiyadeena dhaaf, ducadeenana ajiib. Jimco Wanaagsan! 🕌✨

26/01/2026

🚀 MA DOONEYSAA IN AAD BARATO XIRFADO CASRI AH OO ONLINE AH?
Hadda waa fursaddaadii ugu fiicnayd! 🎯

🎓 Baro Xirfad (BaroXirfad) waxay kuu diyaarisay
📚 Courses badan oo dhammeystiran
💻 HTML, CSS, Git & GitHub, WordPress, MERN Stack, UI/UX, Canva, MySQL, Computer Basics & wax ka badan

🔥 60%+ DISCOUNT
💰 Halkii aad ka bixin lahayd $25, hadda kaliya $10 bishii
✅ Hal mar iska diiwaangeli
✅ Hel access buuxa dhammaan courses-ka
✅ Ku baro gurigaaga adigoo isticmaalaya mobile ama laptop

🌟 Ku habboon:
✔ Arday
✔ Dhalinyaro shaqo raadinaya
✔ Qof kasta oo doonaya xirfad mustaqbal leh

📞 La xiriir: +252771705966
📩 Email: [email protected]

Iskadiwaangeli : https://baroxirfad.com/membership

👉 Ha moogaan fursaddan – maanta bilow safarkaaga xirfadeed! 💙🔥

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone