25/04/2026
Learn English with Green Online Academy
📚 Learn English & more, anywhere 🌍
👩🎓 Adults | Kids | Reading Club
💬 WhatsApp: 063 875 8409
25/04/2026
Learn English with Green Online Academy
03/04/2026
Learn with Green Online Academy ゚
Ma fahantaa Ingiriisiga laakiin ma ku hadli kartid?
Ma ka baqdaa qalad markaad hadlayso?
Ma rabtaa inaad si kalsooni leh u hadasho 3 bilood gudahood?
Green Online Academy waxay kuu diyaarisay:
🎓 Barnaamijka 3-Bilood ee English Speaking Confidence (Dad Waaweyn Kaliya)
📅 Is-diiwaangelin: Hadda furan – Waxay xirmaysaa 18 February
🕒 Muddada barnaamijka: 3 bilood
🎥 Casharro LIVE ah (Google Meet & Zoom) – 3 jeer usbuucii
💬 Koox WhatsApp ah oo practice iyo taageero ah
📝 assignment ,homework, iyo online resources
👥 Kaliya 15 arday
💰 Qiimaha: $20 bishii
👉 Dhamaadka barnaamijka, waxaad awoodi doontaa:
✔️ Inaad Ingiriisi ku hadasho adoon cabsi qabin
✔️ Inaad samaysato jumlado sax ah
✔️ Inaad si kalsooni leh u muujiso fikirkaaga
✔️ Inaad si fudud uga jawaabto su’aalaha
📞 Is-diiwaangeli hadda: 0638758409
⚠️ Boosasku waa xaddidan yihiin – marka la buuxiyo cid k**a qaadanayo
03/02/2026

31/01/2026
Ma rabtaa inaad ku hadasho Ingiriisi si kalsooni leh?
Green Online Academy waxay kaa caawinaysaa inaad barato Ingiriisiga si fudud oo la fahmi karo, adigoo adeegsanaya casharro wax ku ool ah oo ku habboon isticmaalka maalinlaha ah.
Haddii aad ka daashay faham keliya oo aan hadal lahayn, waa waqtigii aad talaabo qaadi lahayd.
Ku soo biir Green Online Academy maanta, kuna bilow safarkaaga Ingiriisiga si kalsooni leh.
📞 Kala xiriir: 0638758409
29/01/2026
Hadii aad qorshay sanadkan inaad bilowdo Englishkaga waxaanu kuu diyaarinay courseyadii kaa caawin lahaa inaad hadafkaaga kaadho. Green Online Academy
Ma 2026 ayaad qorsheynaysaa inaad si dhab ah u barato luuqadda Ingiriisiga?
Haddii jawaabtaadu tahay haa, fursaddaadu hadda ayay taagan tahay.
Green Online Academy waxay kaa caawinaysaa inaad ka gudubto heerka “waxaan fahmaa laakiin ma hadli karo” una gudubto Ingiriisi la adeegsado, la hadlo, lana kalsoon yahay.
📌 Waxaan hadda qaadanaynaa tiro xadidan oo arday ah si aan u hubinno tayo, feejignaan, iyo horumar dhab ah.
Fasallada furan:
• English Intensive Speaking Program
Ku habboon qofka doonaya inuu si degdeg ah u hadlo, kalsooni u yeesho, una isticmaalo Ingiriisiga nolol-maalmeedka.
• English Beginner Class
Ku habboon qofka ka bilaabaya eber ama raba basic sax ah oo xooggan.
⏳tiradu way koobantahay.
Haddii aad rabto natiijo, ha sugin.
26/01/2026
English barashadeeedu wax adag maaha keliya waxaad u baahan tahay inaad isticmaasho waxaad maalin kasta barato
Here are 5 common phrasal verbs you’ll hear and use in real life, simple, practical, and useful.
Save this post and practice them today 🌱
Green Online Academy