Adult School Alumni Club

Adult School Alumni Club

Share

School

Photos from Adult School Alumni Club's post 21/05/2026

Adult School Alumni Club waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง oo kamid ahaa ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka Adult xaruntiisa Howlwadaag, kaas oo maanta si guul leh u difaacday buuggiisa qalinjabinta heerka labaad ee Master-ka ee Jaamacadda Kampala International University (KIU) ee dalka Uganda.

Photos from Adult School Alumni Club's post 19/05/2026

Adult Alumni Club wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mahad Isse Ali oo kamid ahaa qalinjabiyaashii Adult School, kadib markii uu si guul leh u soo dhamaystay waxbarashada heerka koowaad ee Bachelor-ka, kana diyaariyay cilmiga International Relations ee jaamacadda Yozgat Bozok รœniversitesi ee dalka Turkey.

Waxaan Mahad u rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waxbarasho iyo horumar joogto ah.

13/05/2026

Ustaad ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐š๐ฌ ๐€๐š๐๐š๐ง ๐ˆ๐ฌ๐š๐š๐ช waxa uu kamid yahay Ardaydii ka baxday Iskuulka Adult Xaruntiisa Howlwadaag, hadana waa bare ka tirsan Isla iskuulkii uu ka baxay.

25/04/2026

Naadiga Qalinjabiyayaasha Iskuulka waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Ugaas Cabdirisaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faracade, oo maanta lagu caleema saaray magaalada Muqdisho.

Ugaas Cabdirisaq wuxuu kamid yahay ardaydii ka qalinjabisay iskuulka, waana sharaf iyo farxad weyn in uu gaaro maqaamkan sare.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu xilka loo igmaday ku asturo caddaalad, hikmad iyo hanuun, una fududeeyo gudashada waajibaadka culus ee saaran. Sidoo kale, waxaan rajaynaynaa inuu noqdo hoggaamiye bulshada u horseeda midnimo, nabad iyo horumar.

17/04/2026

๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ๐Ž๐ฌ๐จ๐›๐ฅ๐ž hambalyo ku aaddan sanad guuradii 20aad u diray Iskuulada Adult.

Ismail wuxuu ka mid yahay ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, gaar ahaan xaruntiisa Taleex, sanad dugsiyeedkii 2021โ€“2022.

Wuxuu bogaadiyay kaalinta weyn ee ay Iskuulada Adult ka qaateen daboolidda gaabkii waxbarasho ee dalka, isaga oo u rajeeyay horumar iyo guulo sii socda.

17/04/2026

๐’๐š๐๐ž ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐’๐ข๐ฒ๐š๐ hambalyo ku aaddan sanad guuradii 20aad u diray Iskuulada Adult.

Sade wuxuu ka mid yahay ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, gaar ahaan xaruntiisa Howlwadaag, sanad dugsiyeedkii 2019โ€“2020.

Wuxuu bogaadiyay kaalinta weyn ee ay Iskuulada Adult ka qaateen daboolidda gaabkii waxbarasho ee dalka, isaga oo u rajeeyay horumar iyo guulo sii socda.

14/04/2026

๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ธ ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฒ (๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น) hambalyo ku aaddan sanad guuradii 20aad u diray Iskuulada Adult.

Adirisak wuxuu ka mid yahay ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, gaar ahaan xaruntiisa Taleex, sanad dugsiyeedkii 2021โ€“2022.

Wuxuu bogaadiyay kaalinta weyn ee ay Iskuulada Adult ka qaateen daboolidda gaabkii waxbarasho ee dalka, isaga oo u rajeeyay horumar iyo guulo sii socda.

11/04/2026

๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 20aad u diray Iskuulada Adult.

Abdirahman wuxuu ka mid yahay ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, gaar ahaan xaruntiisa ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐›๐š๐œ๐š๐š๐, sanad dugsiyeedkii 2014โ€“2015.

Wuxuu bogaadiyay kaalinta weyn ee ay Iskuulada Adult ka qaateen daboolidda gaabkii waxbarasho ee dalka, isaga oo u rajeeyay horumar iyo guulo sii socda.

10/04/2026

๐๐ข๐ฅ๐ž ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 20aad ee aasaaska Iskuulka Adult u diray maamulka, macallimiinta iyo dhammaan ardayda iskuulka.

Bile wuxuu ka mid yahay ardaydii ka aflaxday xarunta ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐›๐š๐œ๐š๐š๐ sanad dugsiyeedkii 2017โ€“2018, wuxuuna muujiyay farxaddiisa iyo sida uu ugu hanweyn yahay horumarka iyo sumcadda iskuulka.

Wuxuu si gaar ah ugu bogaadiyay Gudoomiyaha Mu'asasada, maamulka iyo macallimiinta dadaalkooda joogtada ah, sidoo kalena ardayda, kuwii ka aflaxay iyo kuwa weli dhigta โ€“ doorka ay ku leeyihiin sii wadista guusha. ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 20aad ee aasaaska Iskuulka Adult u diray maamulka, macallimiinta iyo dhammaan ardayda iskuulka.

04/04/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ช๐—ฒ๐—ต๐—น๐—ถ๐—ฒ oo maanta loo dhaariyay xubinimadiisa golaha deegaanka degmada Wadajir taasi oo uu ku muujiyay dadaal, karti iyo hogaamin hufan.

๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ wuxuu kamid yahay ardaydii ka qalinjabisay Iskuulka ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, waana astaan muujinaysa in waxbarashadu tahay jidka guusha iyo hoggaaminta mustaqbalka.

03/04/2026

Waxaan ku faraxsanahay in iskuulkeena uu u dabaal dagayo sanad guuradiisii 20aad .

Qalinjabiyaasha iskuulka waxay farxada la qaybsanayaan dhammaan inta iskuulka ka qalinjabisay laga soo bilaabo dufcadii 1aad ilaa iyo dufcadii ugu dambeysay ee qalanjabisay sanad dugsiyeedkii 2024-2025

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website