Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada Puntland

Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada Puntland

Share

guidance and counselling, motivation and training.

09/09/2025

Dr Maxamed A. Maxamuud waxa uu kulankii Hagidda iyo La-talinta dhallinyarada kusoo bandhigay Ujeedka loo dhigto jaamacad iyo waxa xiga marka ardaygu dhameeyo Jaamacadda.

Hilaal College

09/09/2025

Dr Cabdiraxmaan Sheekh Doon ayaa kulankii Hagidda iyo La-talinta dhallinyarada kasoo jeediyay mowduuc la xiriira Sida laysku waafajin karo fursadaha waddanka ka jira iyo kulliyadaha lagu barto Jaamacadaha waddanka ka jira.

Hilaal College

09/09/2025

Qoraa Faarax Jaamac Xandule oo kamid ah Aqoonyahankii xalay ee ka qeybgalay kulankii Hagidda iyo La-talinta dhallinyarada oo uu Garoowe ku qabtay Machadka Hilaal College.

Qoraaga ayaa soo jeediyay Caqabadaha joogtada ah ee soo wajaha Dhalinyaradu markay wax baranayaan iyo sida ay uga gudbi karaan.

Hilaal College

09/09/2025

Sheekh Dahabi ayaa ka qeybgalay Kulanka Hagidda iyo La-talinta Dhallinyarada ee uu Garoowe ku qabtay Machadka Hilaal College.
Sheekha ayaa soojeediyay maduuc ka hadlaya Doorka masuuliyadeed ee Diinta Islaamka siisay Dhalinyarada.

Hilaal College

09/09/2025

Agaasimaha Tacliinta Sare iyo Deeqaha Waxbarashada Ee Wasaaradda waxbarshada Puntland Cabdiraxmaan Jaamac Daacad ayaa bogaadiyay Kulanka Hagidda iyo La-talinta uu Garoowe ku qabtay Machadka Hilaal College.

Hilaal College

09/09/2025

Hadal jeedinta: Maamulaha Machadka Hilaal College Garoowe ee Kulanka Hagidda iyo La-talinta Dhallinyarada Puntlad.

Hilaal College

09/09/2025

Ustaad Yaxye Maxamed Axmed Kulanka Hagidda iyo Latalinta Dhallinyarada Puntland uu machadka Hilaal College Garoowe ku qabtay.

Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada Puntland

26/08/2025

Dr Cabdiraxmaan Sheekh Doon ayaa kulankii Hagidda iyo La-talinta dhallinyarada kasoo jeediyay mowduuc la xiriira Sida laysku waafajin karo fursadaha waddanka ka jira iyo kulliyadaha lagu barto Jaamacadaha waddanka ka jira.

Hilaal College

26/08/2025

Dr Maxamed A. Maxamuud waxa uu kulankii Hagidda iyo La-talinta dhallinyarada kusoo bandhigay Ujeedka loo dhigto jaamacad iyo waxa xiga marka ardaygu dhameeyo Jaamacadda.

Hilaal College
Maxamed A. Maxamuud waxa uu kulankii Hagidda iyo La-talinta dhallinyarada kusoo bandhigay Ujeedka loo dhigto jaamacad iyo waxa xiga marka ardaygu dhameeyo Jaamacadda.

Hilaal College

Photos from Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada Puntland's post 26/08/2025

| Qeybta 2,aad ee Kulanka Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada Puntland oo Magaalada Garoowe ku qabtay Machadka Hilaal College Garoowe.

Aqoonyahankii iyo Mas'uuliyiintii kala duwanaa ee ka qeybgalay kulanka ayaa bogaadiyay Kulanka Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada oo ahaa kulan muhiim ah loogana hadlay Mowduucyo kala duwan oo Dhallinyarada Ahmiyad wayn ulahaa.

Photos from Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada Puntland's post 26/08/2025

| Qeybta 1'aad ee Kulanka Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada Puntland oo Magaalada Garoowe ku qabtay Machadka Hilaal College Garoowe.

Aqoonyahankii iyo Mas'uuliyiintii kala duwanaa ee ka qeybgalay kulanka ayaa bogaadiyay Kulanka Hagidda iyo La-talinta Dhalinyarada oo ahaa kulan muhiim ah loogana hadlay Mowduucyo kala duwan oo Dhallinyarada Ahmiyad wayn ulahaa.

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website