Xilligii iigu danbeeyay ee aan daawado Koobka aduunka isla markaana aan xiiseeyo Ciyaaraha waxey aheed Mar ay wada ciyaarayeen Farch & Italy.
Waxaana la jiray Franch oo laga guuleestay.
Waxaan Xasuustaa Xifaaltankii adkaa ee Zidane iyo Beckham
Blase wixii ka danbeeyay waan ka dhacay caalamka kubada cagta sababahana waxaa ka mid ahaa dhib aan kala kulmay daawashada ciyaartaas oo Maxkamadihii waagaa jiray mamnuuceen daawashadooda balse anagu aan diriqsaneynay iskuna biimeynay.
Hada yaad isleedahay guusha ayey garabka saaran doonaan.
Hade ogaaw markaan cidii badiso ayaan ka jiraahe.
YUGEV Branch Somalia
Fursad Waxbarasho oo aan Faaido doon aheen ayaan kaaga haynaa wadanka Turkiga ah Nalaga soo xiriir 6
25/05/2022
Thesis defense for Healthy Science
03/03/2021
Sagootinta Dufcadii uhoreysay ee Deeqda waxbarasho kahelay Dalka Turkiga oo Ay dirayso Hayadda YUGEV Branch Somalia oo kaashanee Imamshafi'i University.
Waxaa goor dhaw bilaaban doona qabashadda Docomentiska Dufcadda 2aad Ardaydda kasoo baxa Shuruudaha Haydda
Faah faahin laxarariir:- 0614923032
Hayadda YUGEV Faraceedda Soomaaliya waxay ugu hambalyeynee Dhammaan ardayda ay maanta usoo baxday natiijadda ee guuleestay.
waxaan diyaar idiinla nahay Visa waxbarasho wadanka turkiga oo aad uqiima jaban taas oo hayaddu ugu tala gashay in ay ku caawiso Walaalahooda Soomaaliyeed.
Faah faahin la xariir
0614923032.
24/08/2020
Waxaan ugu bishaaraynaynaa ardayda soo qalin jabinaysa sanadkaan ee danaynaya in ay wax kusoo bartaan wadanka Turkiga in hay'adda YUGEV ay u ogolaatay faraceedda Soomaaliya ayadoo la eeegayo Daruufaha Dib udhaca ah ee ku yimid Xiligii Shahaadada la heli jiray in ardaygii ku baasa Imtixaanka Dowladda natiijadiisana hela isla markaana kala yimaada Wazaaradda ama Iskuulkiisi warqad cadaynee in uu Shahaade Suge yahay
loo sii xareen doono Admissionka Turkiga hadii Shuruudaha kale uu soo buuxiyo.
Horay ugaar Isdiiwaan gelinta, oo noqo dadka nasiibka uyeesha fursadaan, Tirada oo xadidan aawgeed.
Faah faahin La xiriir wicitaan ama Whtsup
0614923032
21/08/2020
mubarak.
17/08/2020
Wadadi aad ku heli laheed waxbarasho Jaamacaddaha Xukuumiga ee wadanka Turkiga.
Waxaana kuu sahlaya Hayadda khayriga ah ee YUGEV.
YUGEV: waa Hey’ad kheyri ah oo aan faa’iido doon eheyn oo laga leeyahay dalka Turky-ga, waxey ka shaqeysaa horumarinta waxbarasha ,waxey isku xirtaa ardyda jooga daafaha aduunka gaar ahaan kuwa Africa Ku nool oo danenaya iney helaan waxbarasho tayo leh ,oo misana qiima jaban oo dalka dibadiisa ah, iyo Jaamacada Xukuumiga ah ee Turkiga ,waxey xariir la leedahay 25 jaamacadood oo ku yaal dalka Turkiga.
Waxey soosaartaa ogolaashaha (Admision) waxbarasho oo bilaash ah ee jaamacadaha Turkiga ,ayadoo u sii marineysa wakiiladeeda ku kala nool dalalka kala duwan ee aduunka.
Annagu waaxu nahay wakiilka Rasmiga ah ee Hey’ada YUGEV u fadhiya Somalia .
Si aad u xaqiijisid arinkaa booqo websit-kooda. http://www.yugev.org/ar
Adeegyadeena:
1- Soo saarida Admision bilaash ah.
2- Soo dhoweynta markii uu ardaygu tago garoonka diyaaradaha ee Turkiga.
3- Dejinta Ardayga guri u dhow goobtiisa waxbarashadda.
4- Kala Shaqeynta ardayga howlaha isdiiwaangelinta ee jaamacadda iyo barashada luqada Turkiga.
5- Kala Shaqeynta ardayga Howlaha sharciga iyo nidaamka degenaanshaha.
6- Si dhow ula socoshada ardayda, xalliya dhibaatooyinka, iyo ku caawinta barashada shuruucda gobolka ay wax ka barayaan.
7- kalashaqeynta ardayga helitaanka deeqda waxbarasho ee dowlada Turkiga.
Waxaad heleysaa dhamaan kulliyada Injineeriyada ,Cilmiga arts-ka iyo machadyada.
Mana ahan hay adaan mid faaido doon ah sida aan horayba uxusnay.
Shuruudaha iyo Waraaqaha lagadoonayo ardayga:
Shahaadada asalka ah ee dugsiga sare oo ka tasdiiqsan wazaarada waxbarshada iyo wazaarada arrimaha dibada iyo wax ka badalka safaaradda turkiga iyo tarjumadeeda.
Nuqullada(copy) Baasaboor
Afar sawir oo teesaro ah
Shahaadada tazkiyada ama Recommendation jiho la yaqaan.
Warbixin caafimaad oo aan cudur lahayn
Balan qaad xaga waalidiintaada ah oo ay saxiixayaan in aad waxbarasho oo kaliyahy usocoto ayna qadi doonaan masuuliyada wixii intaas khilaafsan ama dhib ah oo ay geestaan ubadkooda.
Ardaygu wuxuu dooranayaa 4 takhasus ee uu jecelyahay iney mid ka mid usoo baxdo lkn Jaamacadda waxaa udooraa hay adda turkiga.
La xiriir whatsapp ama wicitaan lamberkaan +252614923032.
11/08/2020
Waxaan Fursado waxbarsho oo aad uqiima jaban ama la dhihi karaba waa bilaash inkaga haynaa ilaa iyo 19 Jaamacaddood oo xukuumi ah wadanka Turkiga.
Numbarka la rabo waa Xadidanyahay ee ka faaideyso yeynan ku dhaafin Fursadaane.
Shuruudaha iyo Faah faahinta kaLa xariir
Numbarkaan Wicitaan & Whtsupp intaba
+252614923032.
09/08/2020
Hay ada Khayriga ah ee YUGEV Faraceeda Soomaaliya Waxay kuu heysaa Fursado waxbarasho oo aan faaido doon aheen kuuna Fududeynaya in aad si sahal ku gaartid wadanka Turkiga adigoo ka heli doona waxbarsho Tayeysan iyo Jaamacaddo Magac leh wiliba si leesku hubo oo damanad leh.
Faah faahin la xiriir
0614923032
Ama booqo webka Hay ada
http://www.yugev.org/ar
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Taleex