15/02/2026
Axad 15/02/2026.
Waxaa Saaka Daabuurka Dugsiga sare ee ka qabsoontay Munaasabad bogaadin iyo mahadcelin ah oo loo sameeyay ardaydii Kaalmaha h**e ka galay Imtixaanka Midtermka ah ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.
09/11/2025
HANBALYO!
Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga sare ee wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Guddoomiyaha cusub ee Midowga Ardayda Dugsiga Abdulaahi Ibrahim Jamac iyo G.K. xigeen Nasra Cabdicasiis Cawad kuwaas oo ku guuleystay doorashadii maanta ka dhacday dugisga kuna tartamayey Magaca ururka Mideeye.
Waxaan sidoo kale si gaar ah ugu mahadcelinaynaa ururadii kale ee la tartamay iyo oo muujiyay geesinimo, iyo hal adayg ku dayasho mudan.
Bogaadin iyo Mahad gaar ah ayaan u diraynaa Guddigii Doorashada, kuwaas oo si cadaalad iyo xor ah u maamulay hanaanka doorashada.
04/08/2025
/2๐๐๐
Waxaa si rasmi ah loo shaacin doonaa natiijada Imtixaanka Sannad Dugsiyeedka 2024/2025.
Dhammaan ardayda iyo waalidiintuba waxay kala socon doonaaan Telephonada.
02/03/2025
1 MARCH 2025.
MAAMUUSKA CLASSKA KU GUULAYSTAY CUPKA KUBADDA CAGTA 2024/2025 IYO DHIIRIGALINTA ARDAYGA U SAREEYAY IMTIXAANKA TEERAMKA DHEXE.
25/02/2025
25.Nov.2025
MAANTA IYO SOO DHAWAYNTA MD.MAAMULKA IYO GD. PARLIAMENNKA .
21/02/2025
21/2/2025
HAMBALYO.
10KA ARDAY EE UGU SAREEYA IMTIXAANKA KALKA KOOWAAD EE SANAD DUGSIYEEDKA 2024/2025.
M.A.