31/01/2025
Dunidaan iyo dadkeeduba.......
Qofkii daneeya ayey duleyaan.....
Intaad duni doon dooneysid.....
Daacadna isaga dhigeysid.....
Ha noqon dulli aan......
Dantiis ogeyn.............
Chumo🤌kurxhon
12/04/2024