19/12/2025
Rays Modern Academy
We are Somalia based boarding school that offers high standard classes from grade 1-12.
We also offer kindergarten and pre-school sessions to nurture youngsters with EYPs.
19/12/2025
18/12/2025
π OGAYSIIN RASMI AH
Maamulka Dugsiga Rays Modern Academy waxa uu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bahda waxbarashada in maanta oo ay taariikhdu tahay 18/12/2025 uu si guul leh ku soo idlaadayy Imtixaanka Kalka H**e (End Term One) ee sannad dugsiyeedka 2025/2026.
Maamulka dugsigu waxa uu u mahadcelinayaa dhammaan dhinacyadii ka qayb qaatay hirgelinta imtixaanka, waxa uuna u rajaynayaa ardayda natiijooyin wanaagsan iyo horumar waxbarasho oo aayatiin leh.
Maamulka Dugsiga Rays Modern Academy
22/09/2025
Rays school archives
09/08/2025
Rays school Qardho
23/07/2025
Rays Modern Academy β Diiwaangelinta Ardeyda Cusub Waa Furantahay!
Rays Modern Academy waxay si rasmi ah u furaysaa diiwaangelinta ardeyda cusub ee sanad dugsiyeedka cusub. Waa dugsi bixiya manhaj caalami ah (Pearson Edexcel IGCSE)! Haddii aad rabto waxbarasho tayo sare leh oo heer caalami ah, fursadna u hesho barnaamijyo casri ah iyo macalimiin khibrad leh, hadda waa waqtigii aad iska diiwaangelin lahayd.
kala xiriir maamulka schoolka:
π +252 7-821004
π βͺ+252 4-100100β¬
π +252 7- 414127
Diwaan gellintu waxa ay ka socotaa xafiiska Safari Mall kazoo horjeedka Safari Supermarket.
Reading is the Foundation β And We're Building It Strong at Rays Modern Academy!
Today, our PP2 graduates proudly read aloud β not just words, but the proof of their growth, confidence, and readiness for the journey ahead.
At Rays Modern Academy, we believe that teaching a child to read is giving them the key to the world.
Reading opens the door to learning, creativity, and lifelong success.
We are committed to nurturing early literacy with love, patience, and dedication β because strong readers become strong leaders!
At Rays Modern Academy, we believe time is not just a clock ticking β itβs an opportunity, a gift, and a foundation for success.
Every second is a step toward your goals, every minute is a chance to learn, and every hour shapes your future.
Letβs teach our children the value of time β not just to manage it, but to respect it, plan with it, and grow through it.
π‘ Use your time wisely. Because once itβs gone, it never comes back.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Qardho
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 12:00 |
| Tuesday | 06:00 - 12:00 |
| Wednesday | 06:00 - 12:00 |
| Thursday | 06:00 - 12:00 |
| Saturday | 06:00 - 12:00 |
| Sunday | 06:00 - 12:00 |