Dugsiga H/Dhexe Ee Xaaji Aadan Qardho

Dugsiga H/Dhexe Ee Xaaji Aadan  Qardho

Share

ujeedkena waa soo saarid ardey tayo leh
kana muuqada daafaha dunida

30/05/2026

Ustad Fartuun oo ah kormeeraha imtixaanka xarunta dugsiga taas oo la dardaaran tay ardayda saaka u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee wasaarada waxbarashada puntland

30/05/2026

Maamulaha dugsiga oo ka hadlay furitaanka imtixaanka shahaadiga ah ee puntland kaas oo lagu galayey xarunta dugsiga

26/05/2026

Eid mubarak dhammaan ummada islaamka ah meel walba ay joogaan

26/05/2026

3 bei ayaa ka hartay imtixaanka shahaadiga ah ee puntland waxa laga rabaa
1.in aad dadaalkaaga aad laba jibaarto
2. In aadan qashin imtixanka oo aad iska ilaliso
3.in aad kalsooni ku qabto naftda
4.xarunta aad imtixaanka ku galyso dugsiga hoose dhexe ee xaaji aadan

22/05/2026

Wargelin muhiim

18/05/2026

War gelin muhima oo ku socota ardayda fasalka 8aad ee dugsiga

11/05/2026

Muuqaal: Maamulaha dugsiga hoose dhexe ee xaaji aadan oo ka warbixinaya qaabka uu u socdo imtixaanka saaka ka bilowday dugsiga

27/04/2026

Muuqaal :Ardayda dugsiga ayaa waxa ay ku jiraan diyaar garowgii u danbeyey ee imtixaanka teeramka danbe

17/02/2026

Ramadankariim

01/02/2026

Barbaariye,maamule Ustaad :Cabdicasiis Muuse Takar

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Shimbiraale Road
Qardho
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:30
Tuesday 06:00 - 12:30
Wednesday 06:00 - 12:30
Thursday 06:00 - 23:40
Saturday 06:00 - 12:30
Sunday 06:00 - 12:30