04/03/2024
إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun Waxaa galabta maqalnay in uu maanta ku geeriyooday abshir salaad oo ahaa arday dhigta Dugsiga Daarul_Khayr Qardho waxa uu ahaa arday quraanka ku fiican tarbiyo iyo dhaqan wanaagsan lagu soo barbaariyay waxaan leenahay alle samir iyo iimaan haka siiyo familygiisu uu ka baxay alle ha u naxariisto