Sucaad Hassan Shire

Sucaad Hassan Shire

Share

Macalin sucaad xasan shire

15/04/2025

Baafin Waxaa la baafinayaa gabadhaan yar loo lagu magacaabo muhiim sahal saciid oo kasoo luntay aaga xafada wakalada biyaha hodman waxa ay qabtaa gabdhaas dhar xijaab gaduud ah hadii aad aragto fadlan kala xiriir 7770328

Photos from Sucaad Hassan Shire's post 15/11/2023
Photos from Sucaad Hassan Shire's post 12/10/2023

: Roob fiican oo biyo dhig ah ayaa xallay ka da'ay magaalada Qardho, suuqa wayn ee magaalada oo ah goobaha u nugul biyaha xili roobaadyada ayaa ganacsatada yaryar ay ka guureen saaka iyagoo wax ku iibinaya hareeraha laamiyada ee Magaalada Qardho.

Sawirada: Sharmarke

Photos from Sucaad Hassan Shire's post 09/10/2023

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa xalay ku qabtay degmada Qardho madal aragti-wadaag oo ku saabsan maareynta khataraha musiibooyinka ayna ka soo qaybgaleen Duqa degmada Qardho Cabduqaadir Siciid Qaal, qaar ka mida xubnaha golaha deegaanka, gudoonka MAP, PYAN, Ururada dhalinyarada iyo haweenka ee degmada iyo gobolka.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa iftiiminta doorka warbaahinta ee sare u qaadida wacyiga bulsho, isku xirka iyo mideynta dadaalada warbaahinta, dadweynaha iyo maamulka, waxana sidoo kale lagu soo bandhigay qorshe hawleedka waaxda DRM ee dowladda hoose.

25/09/2023

Ra'iisul Wasare Hamza "Waxaam Dagaalka u galnay in aan dadkeeni Soomaaliyeed ee dhintay ruux ku afuufino oo aan soo noolayno "

19/09/2023
Photos from Sucaad Hassan Shire's post 09/09/2023

๐˜•๐‘Ž๐˜ฃ๐‘Ž๐˜ฅ๐‘œ๐˜ฐ๐‘› ๐‘—๐˜ข๐‘๐˜ณ๐‘–๐˜ช๐‘™ ๐ผ๐˜ฃ๐‘Ÿ๐˜ข๐‘Ž๐˜ฉ๐‘–๐˜ฎ ๐˜Ÿ๐‘Ž๐˜ด๐‘Ž๐˜ฏ ๐˜Ž๐‘ข๐˜ณ๐‘’๐˜บ ๐˜ด๐‘œ๐˜ฐ ๐˜ฅโ„Ž๐˜ข๐‘ค๐˜ฐ๐‘œ๐˜ธ.

๐˜๐‘›๐˜ต๐‘Ž ๐‘Ž๐˜ข๐‘› ๐‘˜๐˜ข ๐˜ข๐‘ž๐˜ข๐‘Ž๐˜ฏ ๐˜ฏ๐‘Ž๐˜ฃ๐‘Ž๐˜ฅ๐‘œ๐˜ฐ๐‘›๐˜ฌ๐‘Ž ๐‘ค๐˜ข๐‘Ž ๐‘›๐˜ช๐‘› ๐‘˜๐˜ข ๐˜ฎ๐‘–๐˜ฅ ๐˜ขโ„Ž ๐‘š๐˜ข๐‘๐˜ข๐‘™๐˜ช๐‘š๐˜ช๐‘–๐˜ฏ๐‘ก๐˜ข ๐˜จ๐‘œ๐˜ฃ๐‘œ๐˜ญ๐‘˜๐˜ข ๐˜ฌ๐‘Ž๐˜ณ๐‘˜๐˜ข๐‘Ž๐˜ณ.๐˜ค๐‘–๐˜ฃ๐‘Ž๐˜ข๐‘‘๐˜ฐ ๐˜ฃ๐‘Ž๐˜ฅ๐‘Ž๐˜ฏ.๐˜ซ๐‘’๐˜ค๐‘’๐˜ญ ๐˜ฃ๐‘ข๐˜ญ๐‘ ๐˜ฉ๐‘Ž๐˜ฅ๐‘Ž ๐‘Ž๐˜ข๐‘› ๐‘˜๐˜ข๐‘™๐˜ข ๐˜ด๐‘œ๐˜ฐci๐‘› ๐‘๐˜ถ๐‘™๐˜ดโ„Ž๐˜ข๐‘‘๐˜ข
๐‘˜๐˜ข ๐˜ฎ๐‘ข๐˜ถ๐‘ž๐˜ข๐‘ก๐˜ฐ ๐˜ด๐‘–๐˜ง๐‘Ž๐˜ฅ๐‘Ž ๐‘‘๐˜ฉ๐‘Ž๐˜ฒ๐‘Ž๐˜ฏ๐‘˜๐˜ข
๐˜ˆ๐ฟ๐˜“๐ด๐˜๐ด ๐‘ข ๐‘“๐˜ถ๐‘‘๐˜ถ๐‘‘๐˜ฆ๐‘’๐˜บ๐‘œ ๐‘š๐˜ข๐‘ ๐˜ถ๐‘ข๐˜ญ๐‘–๐˜บ๐‘Ž๐˜ฅ๐‘Ž ๐‘ข๐˜ถ ๐˜ฃ๐‘ข๐˜ญ๐‘ ๐˜ฉ๐‘Ž๐˜ฅ๐‘Ž ๐‘–๐˜บ๐‘œ ๐‘Ÿ๐˜ฆ๐‘’๐˜ณ๐‘˜๐˜ช๐‘–๐˜ด๐‘Ž ๐‘ข qabtay

03/09/2023

Macallin maxamed Cabdala Haylaan ha lagu celsho waa iga talo

03/09/2023

Suldaanka guud ee beelaha Baha Dubays ee cismaan Maxamud Suldaan Cismaan Maxamed Jaamac ayaa berri lagu caleema saaridoonaa magaalada Qardho.

15/05/2022

Duqa Dagmada Qardho Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Dhalinyaro Labo ah oo ku Gariyooday Shil gaari oo Kadhacay Duleedka Magalada Qardho"

Duqa Dagmada Qardho Cabdiqaadir Siciid Qaal , ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee labada Dhalinyarada ah ee Reer Qardho ah oo maanta geeriyooday"

Waxaan uga tacsiyeeynaya Shacabka Reer Qardho geerida alle ha u naxariistee ay geeriyodeen Saka"Axmed Maxamed Ciise Carshe iyo Axmed Cabdi Nuur ( jii ) oo Ku geeriyooday Shil Gaari Subaxnimadii Saaka aheed Duleedka Magalada Qardho "

waxaan tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen marxuumiinta waxaan alle uga baryaya inuu janadii geeyo Qabrigoodana alle Uga Dhigo Beer Kamid ah Beeraha Janada"
Aamiin aamiin aamiin

Xafiiska Warfaafinta Dowladda Hoose ee Dagmada Qardho"
DHAMMAAD

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Xorgoble
Qardho
SOMALIYA

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00