Ali Afyare Secondary School

Ali Afyare Secondary School

Share

school

05/12/2025

Sabti Tarikhda : 06/Dec/2025 JADWALKA IMTIXAANKA KALKA H**E (TERM ONE) EE SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026

05/10/2025

Hadal-jeedinta Musharax Gudoomiyaha ardayda Dugsiga Cali Afyare Khaliif Maxamud ee Xafladda Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka ardayda

05/10/2025

Hadal-jeedinta Cabdirisaaq Maxamud Cilmi ee Xafladda Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka ardayda

05/10/2025

Hadal-jeedinta Maamulaha Dugsiga Cali Afrayre Maxamed Cabdi Barre ee Xafladda Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka ardayda

Dhuubane

05/10/2025

Warbixin: Dugsiga Cali Afyare ee magaalada Qardho ayaa qabtay Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka ardayda.

Dhuubane

05/10/2025

Hadal-jeedinta Cabdulahi Nuux ee Xafladda Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka ardayda

Photos from Ali Afyare Secondary School's post 05/10/2025

Xafladda Doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Ardayda Dugsiga Sare Ali Afyare ee Magaalada Qardho

Dhuubane

31/07/2025

Wargalin muhiiim ah Dugsiga sare ee Ali-Afyare Secondary school wuxuu ogaysiinayaa dhammaaan waaridiinta iyo arday inay diiwaan gelintu ka socoto xarunta weyn ee dugsiga, daraasaduhu waxay bilaabanaysaa maalinta sabtida 02/08/2025
Xafiiska nashaadaadka iyo warbaahinta dugsiga Ali-Afyare Secondary school Gardo.

05/06/2025

Top 10 students Final Exam 2024-2025 Ali Afyare Secondary School

10 arday ee ugu sareeysa Dugsiga sare ALI-AFYARE imtixaanka kalka dambe ee sanad dugsiyeedka 2024-2025

07/05/2025

Wargalin fasax Maanta oo taariikhdu tahay 7/5/2025 waxa la ogaysiinayaa ardayda iyo waaridiinta inuu fasax yahay dugsiga sare ee Ali-Afyare maadaama magaalada roob qabtay isu socodkuna adagyahay.

02/05/2025

JADWALKA IMTIXAANKA TEERAMKA 2AAD EE SANNAD DUGSIYEEDKA 2024-2025

13/04/2025

Wargalin fasax Maanta oo taariikhdu tahay 13/4/2025 waxa la ogaysiinayaa ardayda iyo waaridiinta inuu fasax yahay dugsiga sare ee Ali-Afyare maadaama magaalada roob qabtay isu socodkuna adagyahay.

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Qoryacad/qardho/karkaar/puntlanad/somalia
Qardho