GTVC Qardho

GTVC Qardho

Share

Mac'hadka Farsamada GAcanta Qardho

Photos from GTVC Qardho's post 01/09/2021

aanta oo bishu tahay 1-September-2021 waxaa fariistay Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta Qardh ( Qardho Technical Secondry School) Ardadii ugu horeysay fasalka Kowaad ee Dugsiga sare, kadib 30 Sano bur burkii dawlada soomaaliya

Photos from GTVC Qardho's post 06/05/2021

Wali waxaan kujiraa tababarka barshada gabacsiga (entrepreneurship training ) kaas oo loo qabanayey Barakacayaasha iyo dadka deegaanka waa maalintii lixaad

Photos from GTVC Qardho's post 23/02/2021

Wali waxaan kuguda jiraa tababarada cunta kariska ku waas oo si joogta ah uga socda Machadka ka faaiidayso page kaan si joogto ah

Photos from GTVC Qardho's post 16/02/2021

Tababarada ka socda Machadka Farsamada Gacanta Gtvc Qardho ka faaiidayso waxii talo iyo tusaale ahna waanagu soo biirin kartaa insha alaah

Photos from GTVC Qardho's post 09/01/2021

Waxaa guul ah in xalay ay ka dhacday hoolka shirarka SAFARI MOLL aqoon iswaydaarsi muhiimadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa tayada xirfadeed ee machadka fasamada gacanta degmada Qardho (GTVC) taas oo looga guurayo 3 sano oo technical skills waxaan ka soo qayb galay xilibaanada Puntlnad, Madaxda Gobolka, Wasaarada waxbarshada hay’ada save the children iyo 65 aqoonyahan oo ka kala socda Jaamacadaha Puntland iyo shirkada waawayn ee ganacsiga waxaana la soo jeediyeen dhamaan in laga qayb qaato dhinac dhaqaale iyo waxbarasho waxaa kaloo lagu baaqay Diasporada inay qayb muhiima ka qaataan

08/01/2021

Macadka Farsamada Gacanta ee Qardho waxa uu kugu marti qaadayaa in aad caawa kala soo qayb gashid kulan ujeedkiisu daaranyahay wada tashiga kor u qaadidda farsamada gacanta ee macadka GTVC.

Taariikhdu waa: 08 Jan. 2021, Maqribka gadaashiisa.
Goobtu waa: Hoolka Safaari

Photos from GTVC Qardho's post 04/01/2021

Qiimaha qofku waa xirfada iyo aqoonta,qiimaha qarankuna waa intuu aqoon xirfadle leeyahay

02/01/2021
28/12/2020

GARDO TECHNICAL AND VOCATIONAL CENTRE (GTVC)
00252907727223, 00252907644025
Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis
Mac’hadka Farsmada Gacanta ee Qardho iyo Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland waxay ogaysiinayaan dhamaan bulshada soomaaliyeed eek u nool deegaanada puntland gaar ahaan waalidiinta ku nool Gobolka Karkaar ee jecel in ay ilmahooda u bartaan waxbarasho Farsamo oo tayadeedu sarayso, Sidaas awgeed waxaan ogaysiinaynaa In bilaabanayso sanadka 2021 barnaamij waxbarasho Engineering High Diploma 3 sano ah waxaana loogu talagalay inay ka faa’iidaystaan Ardayda ka qalin jebisay fasalka 8 aad iyo sidoo kale Ardayda ka qalin jebisay fasalka 4 aad ee Dugsiga sare oo aan weli shaqo helin jaamacadna aan helin.
Waxaa fulinaaya barnaamijkaan Mac’hadka Farsmada Gacanta ee Qardho GARDO TECHNICAL AND VOCATIONAL CENTRE (GTVC)
Waxayna baran doonaan ardayda fursada u hesha laba qaybood oo kala ah
1. Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha (Agriculture and Animal husbandry)
2. Dhismaha, naqshadaynta iyo qaabaynta dhismayaasha (Construction Designing and Interior Decoration)
Tirada ardayda loo qaadanaayo waa 70 arday oo hablo iyo wiilal iskugu jira
Shuruudaha looga baahan yahay waa sidaan
1. Shahaado Dugsi dhexe ama sare
2. Labo sawir
3. Qof waalid ah oo damiin ah
4. $10 lacagta diiwaaan gelinta ah oo aan dib loo celin doonin
Isqoristu waxay ka bilaaban doontaa Xafiiska Mac’hadka maalinta tarriikhdu tahay 1/1/2021

Mahadsanidin
Mac’hadka Farsmada Gacanta Qardho

23/12/2020

Asc asxaabta sharafta leh kusoo dhowaada mareegta(page) cusub ee Mac'hadka Farsamada Gacanta Qardho

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Shimbiraale Streat
Qardho