Upper Jubba University-Qansaxdheere-

Upper Jubba University-Qansaxdheere-

Share

Education

09/02/2026

Isdiiwaangelintu Way Furantahay – February Intake
Dhamaan ardayda danaynaysa inay kamid noqdaan ardayda jaamacadda waxaa lagu wargelinayaa in isdiiwaangelinta February Intake ay si rasmi ah u furantahay.
Ardayda cusub iyo kuwa doonaya inay ku soo biiraan jaamacadda waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay ka faa’iidaystaan fursaddan, ayna isdiiwaangeliyaan waqtiga loogu talagalay.
Faahfaahin dheeraad ah fadlan la xiriir xafiiska diiwaangelinta:
📞 061 859 0824 / 061 966 8058

Photos from ‎Upper Jubba University-جامعة جوبا العليا‎'s post 29/01/2026
21/01/2026

Maamulka jaamacadda compuska qansaxdheere ayaa kalimad kajeediyey gebegebada imtixaanka finalka ah ee simisterka 1aad oo maanta soo idlaadey.
Gudoomiyaha jaamacadda qeybta qansaxdheere Ustad Abdulkadir ibrahim oo ah libinta kadambeysey in reer qansaxdheere ay helaan jaamacad wax kubartaan iyagoo jooga degmadooda ayaa sharaxaad kabixiyey asigoo u mahadceliyey maamulka guud ee jaamacadd.
Sidookale qaar kamid ah macalimiinta ayaa iyagana kalimad kajeediyey kulanka.


Photos from Upper Jubba University-Qansaxdheere-'s post 21/01/2026

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21.01.2026 si nabad ah u soo idlaadey imtixaanki finalka ee simisterka 1aad sanad jaamacadeedka 2025-2026.

18/01/2026

Final Examination
Day four

Photos from Upper Jubba University-Qansaxdheere-'s post 18/01/2026

Waxaa si wanaagsan kusocda imtixaanka ee jaamacadda Qeybta Qansaxdheere
Waxaan ilaahey kabaryeynaa in si nabad ah inoogu dhameeyo.


11/01/2026

Final Exam coming soon.

05/12/2025

Maamulka jaamacadda macalimiinta iyo ardeyda jaamacadda Upperjubba qeybta qansaxdheere waxay tacsi tiiraanyoleh u direyaan qoyska ,Qaraabada iyo ehelka uu kageeriyoodey ibraahim mohamed oo ahaa Gudoomiyihii waxbarashada degmada qansaxdheere.
Waxaan ilaahey uga baryeynaa inuu janatul firdowsa uu kawaraabiyo

29/11/2025
21/11/2025

Hambalyo maalinta Macalinka soomaaliyeed oo ku aadan maanta oo ah 21.11.2025

Want your school to be the top-listed School/college in Qansaxdheere?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Qansaxdheer District
Qansaxdheere