19/03/2026
EiD mubarark
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Royal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhere, Education, Wadajir' Qansaxdhere, Qansaxdheere.
19/03/2026
EiD mubarark
18/02/2026
Congratulations to all Muslims around the world on the sighting of the crescent moon, marking the beginning of the blessed and precious month of Ramadan 1447 AH.
May this Ramadan bring peace, mercy, and spiritual renewal to our hearts and unity to our communities.
May it be a month filled with compassion, generosity, forgiveness, and positive transformation for us all.
Ramadan Kareem.
πβ¨
15/02/2026
OGEYSIIS
π’ DIWAANGELINTU WAY FURAN TAHAY π’
ROYAL MEDICAL TRAINING AND DIAGNOSTIC CENTER
Waxaan ogeysiineynaa dhammaan ardayda cusub in diiwaangelinta ay weli si rasmi ah u socoto. Ka faaβiidayso fursaddan waxbarasho ee tayada leh oo ku bilaaw mustaqbalkaaga caafimaadka.
β° WAQTIYADA CASHARRADA
Habeen:
6:40 PM β 1:40 PM
Galab:
4:00 PM β 5:00 PM
Part Time:
Khamiis & Jimco
10:00 AM β 11:50 AM
(4 saac subaxnimo)
π Wixii Faahfaahin Dheeraad ah La Xiriir:
615320635
614800206
Ku soo biir maanta oo horumar ka samee xirfaddaada caafimaad!
Royal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhere
Mohamed Aden Ina Ororow
25/01/2026
π’ DIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB WAY SOCOTAA!
π DIPLOMA OF HEALTH SCIENCE
Ku soo biir Royal Medical Training and Diagnostic Centre,
halkaas oo aad ka heli doonto waxbarasho tayo sare leh, macallimiin khibrad leh iyo fursad mustaqbal ifaya ππ©Ί
π Barnaamijyada Diploma ee Furan:
1οΈβ£ Diploma of General Nurse
2οΈβ£ Diploma of Midwifery
3οΈβ£ Diploma of Medical Laboratory
4οΈβ£ Diploma in Nutrition
5οΈβ£ Diploma in Pharmacy
β³ Wakhtigu waa kooban yahay!
Ha sugin fursadda inay ku dhaafto β horay u soo gaar oo iska diiwaangeli maanta.
π Goobta: Royal Medical Training and Diagnostic Centre
π Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
0614800206 / 0615320635
β¨ Royal Medical β Halka ay ka bilaabato xirfaddaada caafimaad!
24/01/2026
Welcome π RRoyal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhere
OGEYSIIS: Reer Qansax-dhere wuxu ogeysanaya Macahadka ROYAL MEDICAL TRAINING AND DIAGNOSTIC CENTER in uu qaadanayo Ardya Cusub kuwaas oo ka faa'ideysan karo Culumta Cafimaadka.
Dhowan macahadka waxa ka qalan badalatay 100-laal Arday ah kuwaas oo maanta kamid noqday Bahda Cafimaadka Degaank.
Diiwaangelinta ardayda cusub waa furan tahay Hoyga Agoonta iyo Tababarrada Royal β Machadka Culuumta Caafimaadka.
24/01/2026
Royal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhereπ’ OGEYSIIS MUHIIM AH β DIWAANGELIN CUSUB π’
Dhammaan ardayda daneynaysa waxbarasho heer Diploma, waxaa la ogaysiinayaa in
Machadka Royal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhere uu si rasmi ah u bilaabay
diwaangelin cusub oo loogu talagalay ardayda cusub ee doonaya in ay bartaan
cilmiga caafimaadka iyo laamaha kala duwan ee uu ka kooban yahay.
π Qeybaha waxbarasho ee la qaadanayo waa:
1. Diploma of General Nursing
2. Diploma in Midwifery
3. Diploma in Medical Laboratory
4. Diploma in Pharmacy
5. Diploma in Nutrition
Machadku waxa uu bixiyaa:
Waxbarasho tayo sare leh
Macallimiin khibrad leh
Tababarro la jaanqaadaya baahida suuqa shaqada
π Fursaddan waa mid muhiim ah, sidaa darteed ardayda danaynaysa waxaa lagu dhiirrigelinayaa in ay
iska diiwaangeliyaan waqtigii loogu talagalay.
π Goobta: Royal Medical Training and Diagnostic Centre
π Waqtiga diwaangelinta: 24 January 2026 -
Waa furan tahay
Ku soo dhawoow Royal β Halka ay ka bilaabato mustaqbalkaaga caafimaad π©ββοΈπ¨ββοΈ
Royal medical training and diagnostic Centre- Branch QansaxdhereDrMustaf Moalin MayowHadal-jeedintii iyo dardaarankii ugu fiicnaa waxaa si xeel dheer, aqoon iyo wacyigelin leh u jeediyey Dr. Mustafa Moallin Mayow. Hadalkiisu wuxuu ahaa mid taabanaya qalbiyada, dhiirrigelin iyo hanuunin leh, kana tarjumaya khibrad, aragti fog iyo masuuliyad dhab ah.
Dr. Mustafa wuxuu si cad u iftiimiyey muhiimadda aqoonta, anshaxa, isku-duubnida iyo u adeegidda bulshada, isagoo dardaaran wax ku ool ah u jeediyey dhallinyarada iyo bahda waxbarashada. Hadalkiisu wuxuu reebay raad togan, wuxuuna noqday mid xusuus mudan oo wax badan laga faaβiiday.
Mahadsanid DrMustaf Moalin Mayow dardaarankaaga qiimaha leh iyo hagiddaada wax ku oolka ah. Waxaan kuu rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah.
Royal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhere .
Hadal-jeedintii iyo dardaarankii uu jeediyey Mudane
Abdi Aadan Isack
wuxuu ardayda Royal Medical Training and Diagnostic Centre u jeediyey hadal-jeedin iyo dardaaran bulsho oo aad u qiimo badan, kuna dhisnaa wacyigelin, dhiirrigelin iyo masuuliyad. Hadalkiisu wuxuu xooga saaray muhiimadda ay leedahay aqoonta, anshaxa suubban, iyo kaalinta ardaydu ku leeyihiin horumarinta bulshada.
Wuxuu ardayda ku boorriyey in ay noqdaan dad aqoontooda u adeegsada u adeegidda shacabka, gaar ahaan kuwa danyarta ah, ayna mar walba ilaashadaan akhlaaqda, ixtiraamka bukaanka iyo kalsoonida shaqo. Sidoo kale wuxuu xusay in qofka bartay cilmiga caafimaad uu yahay masuul bulsho, lagana rabo in uu naftiisa iyo bulshada labadaba horumariyo.
Dardaaranka Mudane Abdikadir Adan Isack wuxuu ahaa mid qalbiyada taabanaya, kuna dhiirrigelinaya ardayda in ay noqdaan jiil wax ku biiriya badbaadinta nolosha, nabadda iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed. Hadalkiisu wuxuu reebay raad togan, wuxuuna noqday mid xusuus mudan oo ardayda dhiirrigelin u ah mustaqbalkooda.
Royal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhere
20/01/2026
Shahaaddo bixinta ardayda Royal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhere
1aad
19/01/2026
Qalinjebinta atdayda Royal Medical Training and Diagnostic Center, waxa sidoo kale shahaaddo sharaf la guddoonsiiyey qaar ka mid ah haldoorrada bulshada degmadda Qansaxdhere kuwaas oo ka qeyb qaatay horumarka degmadda dhinacyada kala duwadan sida Caafimaadka, waxbarashada, isgaarsiinta iyo adeegyada bulshada, sidoo kale soo bandhigista muuqaallada quruxda badan ee degmadda.
Royal medical training and diagnostic Centre- Branch Qansaxdhere.