Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Anas Bin Maalik

Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Anas Bin Maalik

Share

هذفنا التعليم والتساعد

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Anas Bin Maalik's post 13/04/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Maamulka, macalimiinta iyo ardayda dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Anas Bin Maalik waxa ay hambalyo u dirayaan ardayga Engr Said Yusuf Mohamud oo ka qalin jebiyay darajada heerka 2aad(Master degree) ee jaamacadda WATER AND ENERGY SCIENCE (PAUWES) PAN AFRICAN ee dalka Algeria.

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Anas Bin Maalik's post 21/11/2024

Ardayda Anas Bin Malik Gaar ahaan
Ducacadda qalin jabineeso 2024/2025
ayaa soo qaban qaabisay Xaflad lagu maamuusayo
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 November.

21/11/2024

Hambalyo Macalimiinta Soomaaliyeed
Gaar ahaan Macalimiinta Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Anas Bin Maalik

21/11/2023

" wuxuu macallin mudankiisu yahay doqoni waa mooge,
Meel buu la jooga Rasuul Mowla soo diraye"
"قم للمعلم وفه تبجيلا كاد المعلم أن يكون رسولا"
Hambalyo dhammaan Macallimiinta soomaaliyeed







Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Anas Bin Maalik

25/08/2022

Dhamaan bahda Anas Bin Maalik Waxay hambalyo udirayaan ardayda kaqalin jabisay 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲 𝐅𝐚𝐜𝐮𝐥𝐭𝐲 𝐨𝐟 𝐄𝐧𝐠𝐞𝐞𝐫𝐫𝐢𝐧𝐠
Sigaara waxaan Hambalyo Leenahay 𝐒𝐚𝐢𝐝 𝐘𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐒𝐡 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐮𝐝 oo galay Kaalinta 1aad Said wuxuu kamid ahaa ardaydii kabaxday iskuulka Anas Bin Maalik
Hambalyo Kun jeer Guushadana waa guusheena

16/08/2022

Hambalyo Ardayda anas Bin maalik waxqabadka cajiibka ah. Waxaad mar kale cadeyneysaan inaad tihiin horyaalka.

16/08/2022

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhammaan Ardayda aisluulka Anas Bin Maalik iyo Macalimiinta iyo maamulka Guusha Aad kasoo hoydeen limtixaanka Qaranka Waxaan idin laqeybsaneenaa Farxadda Waxaan leenahay Ilaahow Adaa mahaddaa leh

28/07/2022

BISMILLAH
Hambalyo....Hambalyo.....Hambalyo
School ka Anas BIN Maalik waxa uu Hamplyo udirayaa Ardayda Schoolka Anas Bin Maalik iyo Ardayda soomaaliyeed Ee ku Baastay Imtixaanka shahaadiga ee Fasalka 8aad.

Hamplyo Hamplyo Hamplyo

13/06/2022

Guul ayaan urajeyneynaa Ardayda Fasalka 8 aad ee saakay ufariistay imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe

04/06/2022

Ogeeysiis ogeeysiis

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, waxaa uu halkaan kula wadaagayaa ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedkaan 2021/22 jadwalka imtixaanka fasalka 12aad.

Imtixaanka waxaa uu bilaaban doonaa 18ka Juunyo, 2022 oo ku beegan maalin sabti ah. Jadwalkaani wuxuu qeexaya sida maadooyinku-u-kala horreyn doonaan.

Wasaaraddu waxay ardayda Soomaaliyeed u rijayneysaa guul iyo mustaqbal horumarsan.

Inaha allh guul dhamaan ardaysa somaaliyeed

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Dhabarka Danbe Ee Dabaqa Wiif Suuqbacaad
Muqdishu
252