15/08/2026
๐ HAMBALYO DHAMAAN ARDEYDA KA GUDUBTEY DUGSIGA SARE ๐
Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhammaan ardayda ka gudubtay Dugsiga Sare (F4). ๐
Guusha aad maanta gaadheen waa mid ka dhalatay dadaalkiinna, adkaysigiinna, dulqaadkiinna iyo taageeradii waalidiinta iyo macallimiinta.
Waxaan idiin rajaynaynaa in guushan ay noqoto bilowga mustaqbal wanaagsan, oo aad sii waddaan waxbarashada sare, kuna gaadhaan himilooyinkiinna iyo riyooyinkiinna.