Dhamaan ardayda jecel waxbarashada iyo kuwa adult tiga ah oo ay waxbarashada ka daahday waxaa loogu bishaaraynaa in machadka sare ee swift college uu bilaabay qabashada ardayda dugsiga sare oo lagu so koobay 1sano
Hadaba isdiiwangalinta waxa ay ka socotaa xafiiska swift college oo ku yaal kaso horjeedka salaam somali bank ee suqa bakaraha
Agagaaarka masjidka abuu hurayra
Wac tell +252612666346
Swift College
Education
Dhamaaan ardayda jecel waxbarashada waxaa la ogaysiina in daraasadka sare ee caafimaad isdiiwaangelintooda ay bilaabaty
Maadada Pharmacolgy ayaa toos u bilaabatay
Sido kale maadoyinka ah
Labarotory iyo
Midwifery ayaa is diiwaangelintoodu ay socotaa
Ayadoo tirada ardayda la qaadanayo ay xadidanyihiin
Hadaba horay u gaar swift college oo ku yaal kaso horjeedka salaam somali bank suuqa bakaaraha ama agagarka masaajidka abuu hurayra
Wac tell:+252612666346
07/07/2016
Eid mubarak
SWIFT COLLEGE is an English Language School Situated Opposite The Convention Center In Mogadishu
Our Purpose is To Provide the best Possible English Language Courses for all Individuals who want to enroll in a university or Simply improve their English Language Skills
OGAYSIIS
Dhamaan arayada jecel waxbarashada waxaa la ogaysiinayaa in machadka swift college uu bilaabay diiwangalinta ardayda cusub ee daneenaysa luqada englishka iyo dhmaaan coursesska kale
Waxaa intaas sii dheer in ardayda loo qabanayo coursess free ah
Ka Faa'idaysi Wacan
18/06/2016
MARXAB YA RAMADAN
18/06/2016
RAMDAN KARIIM
18/06/2016
RAMADAAN MUBARAK
16/05/2016
Vip classes and halls
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Muqdisho