Buugmaal Learner's

Buugmaal Learner's

Share

The Buugmaal Open Learn is the Somali leader in the field of digital marketing and operates, Our mis

Buugmaal Open Learn waa xarunta koowaad ee ugu horeyso Barashada Digital Markeing, web design, mobile App iyo dhammaan Tiknaloojiyadda casriga ah. BOL waxaad ka baranaysaa Xayaysiinta Casirga ee social media iyo dhammaan sida lacag looga sameeyo onlineka. haddii aad dooneysid in aad khabiir ku noqotid dhammaan waxyabaha la xiriiro suuqgeynta casriga ah ee onlineka buugmaal open learn waa halka kal

14/10/2021

waxaan kuu sameynaynaa website iyo App sida Netlex oo kale ah loogu talagalay in filimada iyo musal salaadka laga daawado , macaamiishaada waxay yeelanayaan user name iyo password ay ku soogalaan Appka, waxaad ka dhigi kartaa bile lacag lagu daawado ama mid free ah ah.
waxan kuu sameynaynaa noocyadii ugu danbeyay ee dunida isticmaasho.
hadda dalbo oo hadda hel.
WAXAANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

13/10/2021

hadii aad leedahay urur ama Hay'add samafalka ka shaqeyso waxaan kaa caawinaynaa in Hay'addaada caalami noqoto, annaga oo u sameynayno website caalami ah oo hay'addaha caalamiga ah ay ku qancayaan qaabka uu u shaqeeyo.
websiteka waxaan kuugu sameynaa dhammaan waxyaabaha lagama maarmaanka u ah Hay'addaha samafalka annaga oo u yeleyno nidaam deeq uruurin ah.
hadda dalbo oo hadda hel.
WAXANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

09/10/2021

Buugmaal waxa uu kuu sameynayaa Software kuu maamula ganasigaaga si fudud.
Nidaamkaan hab online ah ayuu kuugu shaqeynayaa waxaadna kala socon karataa dammaan dhaqdhaqaaqa ganacsigagaa iyo shaqaalaha.
waxa uu wataa adeegyada hoos ku xusan iyo kuwa kale oo badan
Products
Sales
Quotation
Purchases
RETURNS SALES & PURCHASES
Transfers
POS
People
Billing
Purchase receipt
Item wise sales
Detailed Sales
Total Sales Summary
Current Stock
Item History .
Software kaan Ganacsigagaa ayuu kuu maamulayaa nooc kasta uu yahay sida Isbitaal, Maqaaxi, Suppermarket, Pharmacy, Gym, Saaloon, Carwo, Ecommerce, Dukaan.

WAXANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

04/10/2021

Ma leedahay Xarun Ganacsi?
Ma dooneysaa in Gnaacsigaaga online ka dhigto?
BuugmaalTech waxa uu kuu sameynayaa Website Ecommerce iyo app kiisa oo kuu sahlaya in macaamiishaada hab online ah u iibsadaan badeecada aad bixiso ama adeega.
WAXANA KUUGU SAMEYNAYNAA QIIMO KU RAALI GALIYA IYO WAQTI KOOBAN.
Faahfaahin dheeri ah, la soo xariir ama fariin noo reeb ☟
☎️ +25614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected]; 🌐 www.buugmaal.com

02/10/2021

Madooneysaa website waxbarasho?
Ma leedahay goob waxbrasho mana dooneysaa in aad hab online ah cashirada ku bixiso.
BuugmaalTech waxa uu kuu sameenayaa website tayo sare leh oo kaa caawinaya kuuna sahlaya qaab fudud in aad casharada ku bixiso

04/09/2021

Hadda dalbo oo saacado gudahood ku hel website qurux badan, qarash badana kaaga baxaynin.

19/07/2021

Ciid wanaagsan alle ha innaga aqbalo acmaasha wanaagsan, carafadaan teeda kale alle ha innagu gaadhsiiyo caafimaad iyo cibaado suuban.

03/07/2021

Ma dooneysaa Xirfad si weyn loogu baahanyahay oo aad ku shaqeyn kartid adiga oo jooga Gurigaaga.
Madooneysaa in aad hesho shahaado xirfadeed iyo mid khibrad.
Ma dooneysaa in aad Yagleesho Shirkadaada gaarka ah ee Digital Marketing aadna shaqeyso lacag ka badan 10,000( toban kun oo doolar ) bishii .
guji lifaaqan https://elearn.buugmaal.com/ediploma/ oo is diiwanagali.
Ma dooneysaa in aad Shaqo heer sare ah ka hesho Shirkadaha waa weyn aadna sare u qaado Xirfadaada shaqo iyo midda khibradeed.
Jawaabtaadu haddey tahay haa waxaan kuu heynaa Kooraska PROFESSIONAL E-DEGREE DIPLOMA IN DIGITAL MARKETING kuuna sahlayo in aad gaarto qodabada kor ku xusan iyo kuwa kale oo badan.
Kooraskan ayaa iskugu jiro barasho iyo shaqo toos ah waxaadna fulin doontaa ilaa iyo 10 shaqo adiga oo ku guuleysan doono lacag iyo shahaado Tixraac ,haddii aad si dhab ah ubarato una shaqeysid.
Waxaad shaqeen adiga oo gurigaaga joojo ugu danbeyna waxaad sameyn 25 project .
Marka aad afmeerto Kooraskaan waxaad heli doontaa shahaado Tababar iyo mid shaqo waxaana kaa caawin doona inaad heshid shaqo 100% .
Haadii aad dhameesay jaamcadda walina aadan helin shaqo aad buu kuu anfacayaa kooraskaan Takhasus waliba aad baratay .
Haddii aad tahay arday hadda barto jaamacadda waxaad heysataa fursad aad ku heli kartid shaqo adiga oo joogo Gurigaaga.
Haddii aad tahay hal abuure ganacsi ama ganacsade waxaad heesataa dhabe kuu sahlayo in aad horumariso ganacsigaaga.
Haddii aad shaqeeso kooraskaan wuxuu kaa saacidayaa in aad hesho dakhli labaad oo aan kaaga baxeynin waqti badan .

11/06/2021

Hakis-bile wanaagsan dhammaan walaaha muslimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

11/06/2021

💥 $𝟔𝟎 𝐎𝐎 𝐊𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐌𝐄𝐘𝐒𝐎 𝐖𝐄𝐁𝐒𝐈𝐓𝐄 💥

Ma dooneysaa in laguu sameeyo website Qurux badan laguuguna sameeyo qiimo ku raali galiyo.
haddii aad dooneysid in aad u sameyso website shirkadaaada ganacsi ama Hey'addaada waxaan kuugu sameynaynaa $ 60 Doolar oo kaliya.
Mudada Qiimo dhimista aad ayay u koobantahay fadlan haddii aad dooneysid in laguu sameeyo website la xiriir lanbaradda hoose.

☎️ 0614767876 | ☎️ +252 624767876
📧 [email protected] 🌍 www.buugmaal.com

28/05/2021

adoo gurigaaga ama goobtaada shaqo joogo baro dhammaan maadooyinka oo hel shahaado, qurxi Cvgaaga

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Makkah Almukarramah Avenue, Mogadishu
Muqdisho

Opening Hours

Saturday 08:30 - 16:30
Sunday 08:00 - 16:00