Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda schoolka green light waxa ay hambalyo ku saab san ciidul fidriga u dirayaan muslimiinta gaar ahaan dadka soomaalida hambalyo hambalyo
allaha hanaga wada aqbalo soonka iyo ciwaadad oo dhan
Green Light School
Green Light School bulshada jecel wax barashada waxa uu ka haqabtirayaa baahidooda waxbarasho
22/03/2023
Maamulka iyo macalimiinta schoolka green light waxa ay u hambalyeenayaan
Muslimiinta meel walbo oo ay dunida ka joogaan waxa ayna ugu hambalyeenayaan bilashada bisha barakeysan ee ramadaan
Asc dhamaan maamulka macalimiinta iyo ardayda schoolka GREEN LIGHT waxa ay u hambalyeenayaan dhamaan muslimiinta meel walbo oo ay ka joogaan waxaan lee nahay ciid wanaagsan kulu caam wa antum biqeeyr
Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda schoolka green light waxa ay hambalyo ku saab san ciidul fidriga u dirayaan muslimiinta gaar ahaan dadka soomaalida hambalyo hambalyo
allaha hanaga wada aqbalo soonka iyo ciwaadad oo dhan
HAMBALYO DHAMMAAN macalimiinta soomaaliyeed meel kastoo aad joogtaan waxa an hawada idiin soo marinayaa hambalyada
munaasabadda 21-ka November, Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Si qaas ah waxaan ugu hambalyeenayaa macalimiinta school-ka Green Light School
Rutii waxa ad heysiin shaqo ay adagtahay in lagu dhiirado .
Sanadkan sanadkiisa kale samo iyo badhaadhe Eebbe ha innagu gaarsiiyo.
19/07/2021
Asc dhamaan maamulka macalimiinta iyo ardayda schoolka GREEN LIGHT waxa ay u hambalyeenayaan dhamaan muslimiinta meel walbo oo ay ka joogaan waxaan lee nahay ciid wanaagsan kulu caam wa antum biqeeyr
03/02/2021
03/02/2021 great day.
After three months of struggling, at finally today Green light students are sitting The final examination of the twelve tenses, they are hardworking students and showing more efforts towards how to become near future successful ones.
if we are green light family
our promise is high quality teaching with faithfully.
Welcome to green light school to be prosperity by the few months.
Waa sawirada ardeyda luuqada English ee school green light oo u fadhiya tijaabada 12 tense oo ay soo baranaayeen mudo 3 bil ah.
Alx guul baan idiin rajeyneynaa dhamaantiin.
Waxaan sigaar ah ugu mahad celinayaa macalin salaad cusmaan xasan oo u dhiga xiisada
07/01/2021
Hambalyo macalin maxamed oo ardayadiisa gudoonsiinaayo shahaadada computerka ee uu bixiyo schoolka Green Light School
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Muqdisho