Fahan Dunida

Fahan Dunida Baro sida dunidu u shaqeyso. Dhaqaale | Taariikh | Geopolitics.

22/03/2026

Ku soo dhowaada Page-kan cusub!!

Halkan waxaad ka heli doontaan xog muhiim ah oo la xiriirta:
Taariikhda – dhacdooyinkii h**e iyo casharrada laga bartay
Siyaasadda – fahamka waxa dunida ka socda
Dhaqaalaha – sida ay lacagtu u shaqeyso iyo saameynta ay leedahay
Geopolitics – xiriirka ka dhexeeya dalalka iyo awoodaha caalamka

Ujeedkeenu waa inaan idinla wadaagno aqoon kooban, falanqeyn qoto dheer, iyo aragti kaa caawin karta inaad si fiican u fahamto dunida maanta.

👉 Haddii aad jeceshahay barashada iyo fahamka arrimaha waaweyn ee dunida, hubi inaad:
✔️ Follow gareyso page-kan
✔️ Like & Share sameyso si ay dad kale uga faa’iideystaan

Aqoontu waa awood – nala soco si aad mar walba u ahaato qof xog ogaal ah!

Address

Teleeh Road
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fahan Dunida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share