19/03/2026
Ciid Mubaarak! ✨🌙
🚗 Lian Driving Schools waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ardaydeena 👨🎓👩🎓, macalimiinteena 👨🏫, Shaqaalaha iyo bulshada Soomaaliyeed guud ahaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitriga.
Allaha inaga aqbalo soonka, Salaadda Iyo Acmaasha Wanagsaneyd ee bisha Ramadaan, Hana ina siiyo farxad, caafimaad, iyo guul waarta.
🚦🚘 Darawal, Ku dadaal wadista nabdoon xilligan ciidda, ilaali badqabka Bulshada.
�🛑 Badbaadadu waa mudnaanta koowaad!
🎉 Ciid Wanaagsan!
19/02/2026
📚🚦 THEORY CLASS 🚦📚
Fasalkeena Theory Class oo ardaydu waxay si toos ah ugu baranayaan qawaaniinta waddooyinka, calaamadaha taraafikada (Road Signs), iyo Road Safety—si ay u noqdaan darawallo leh aqoon, anshax iyo badbaado. ✅
Haddii aad rabto inaad wadista barato si xirfad leh oo aad hesho faham buuxa oo ku saabsan:
🛑 Calaamadaha waddooyinka & macnahooda
🔄 Isgoysyada & Wareegyada (Roundabout)
🚸 Badbaadada darawalka & dadka lugeynaya
📋 Nidaamka iyo shuruucda darawalnimada
🏫 LIAN Driving School waxay kuu diyaarisaa:
✅ Theory + Practical Training
✅ Macallimiin khibrad leh
✅ Jadwal dabacsan oo ku habboon waqtigaaga
✅ Tababar tallaabo-tallaabo ah ilaa aad si kalsooni leh u wadi karto
📌 Isdiiwaangeli maanta
🌐 www.liandriving.so
📞 +252 61 141 1126 | +252 62 965 6210
💬 WhatsApp: +252 61 141 1125
📧[email protected].
📍 Head Office: Shangani District, Mogadishu
📍 Branches: KM4 • Wadajir • Dharkenley • Suuq-Bacaad • Kaaraan
🚗✅
19/02/2026
🚦📚 Theory Class: Baro Qawaaniinta Waddooyinka si Xirfad & Badbaado leh
LIAN Driving Schools waxau idiin diyaarisay course dhameystiran oo lagu baranayo Wadista Baabuurta, si aan uga dhigno barashada wadista mid dhab ah oo la taaban karo—ardaydu waxaan si toos ah u barnaa 🚧 calaamadaha taraafikada, 🛣️ isgoysyada, 🔄 wareegyada (roundabout), iyo ✅ go’aannada saxda ah ee laga qaato marka waddooyinka la joogo.
👤 Haddii aad rabto inaad noqoto darawal xirfad leh:
✅ Faham buuxa u leh qawaaniinta & calaamadaha waddooyinka
✅ Kalsooni ku wadi kara xaalad kasta
✅ Masuul ka noqda badbaadada naftaada iyo dadka kale
🏫 LIAN Driving School waxay bixisaa:
🚦 Theory Training (Road Signs + Rules + Road Safety)
🚗 Practical Training (tababar toos ah oo macallin kula socdo)
🧠 Hab-barasho tallaabo-tallaabo ah oo si fudud kuu gelaya fahamka
⏳ Kusoo biir oo bilow maanta — Barashada Wadista Lian Driving Schools
📝 Isdiiwaangeli hadda oo bilow safarkaaga darawalnimo:
🌐 www.liandriving.so
📬 Contact Information
🏢 Head Office: Shangani District, Mogadishu, Somalia
📍 Xarumaha: KM4 Branch, Wadajir Branch, Dharkenley Branch, Suuq-Bacaad Branch, Kaaraan Branch
📞 Telephone: +252 61 141 1126 | +252 62 965 6210
💬 WhatsApp: +252 61 141 1125
📧 Email: [email protected]
🕒 Business Hours
📅 Saturday – Wednesday: 8:00 AM – 5:00 PM
📅 Thursday: 8:00 AM – 3:00 PM
🚫 Friday: Closed
🏁 LIAN Driving School
🎓 Professional Driving Education for All
19/02/2026
🌙✨ Ramadaan Kareem✨🌙
LIAN Driving Schools waxay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah ugu hambalyaynaynaa curashada bisha barakaysan ee Ramadan, bisha kheyrka, naxariista, iyo is-nadiifinta. Waxaan idiin soo gudbineynaa tahniyad iyo hambalyo qalbi-furan, annagoo idin rajaynayna Soon suuban, cibaado la aqbalay, iyo Ramadaan nabad & caafimaad leh 🤲
Inta lagu guda jiro bishan barakaysan, Macaamiisheena sharafta leh waxaan u diyaarinay fursado iyo adeegyo gaar ah oo loogu talagalay in aad uga faa’iidaysataan fadliga Ramadan, si ay u xaqiijiyaan yoolal cusub oo horumarineed.
✅ Ka dhig Ramadaankan bilow cusub.
Haddii aad rabto inaad barato Wadista noocyada kala duwan ee baabuurta ama aad kor u qaaddo xirfaddaada Darwal-nimo, Lian Driving Schools wuxuu kuu diyaariyay tababar xirfad leh, nidaamsan, isla markaana badbaado ku dhisan, si aad u noqoto darawal leh kalsooni iyo masuuliyad. 🚗✅
Waxaad naga heli doontaa:
✅ Macallimiin khibrad leh iyo hab-tababar casri ah
✅ Theory & Practical (qawaaniinta waddooyinka + tababar toos ah)
✅ Wacyigelin Badbaado Waddo (Road Safety) iyo anshaxa darawalnimada
✅ Jadwal dabacsan oo ku habboon waqtigaaga
✅ Tababar tallaabo-tallaabo ah ilaa aad si kalsooni leh u wadi karto
🎯 Himiladeennu: Inaan soo saarno darawallo leh aqoon, anshax, kalsooni, iyo badbaado, kana qayb qaata yareynta shilalka iyo kor u qaadista badbaadada waddooyinka.
📌 Isdiiwaangeli maanta oo ka faa’iidayso fursadaha Ramadanka:
🔗 www.liandriving.so email: [email protected]
🤲 Allaah ha inaga aqbalo soonka, salaadda, iyo camalka suubban; hana inoo waafajiyo Nabad, caafimaad, iyo barako, hana inaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta bisha kheyrka badan.
🚗✨
📬 CONTACT INFORMATION
🏢 HEAD OFFICE
Shangani District, Mogadishu, Somalia
📍 XARUMAHA
• KM4 Branch
• Wadajir Branch
• Dharkenley Branch
• Suuq-Bacaad Branch
• Kaaraan Branch
📞 TELEPHONE
• +252 61 141 1126
• +252 62 965 6210
💬 WHATSAPP
• +252 61 141 1125
📧 EMAIL
[email protected]
🌐 WEBSITE
www.liandriving.so
🕒 BUSINESS HOURS
Saturday – Wednesday 8:00 AM – 5:00 PM
Thursday: 8:00 AM – 3:00 PM
Friday: Closed
Lian Driving Schools
Professional Driving Education for All ✅
14/02/2026
Tababar Darawalnimo oo Xirfad & Badbaado leh | Theory + Practical
Noqo Darawal Xirfad leh!
LIAN Driving Schools, waxaan bixinaa tababar nidaamsan oo kuu diyaariya wadista dhabta ah, kuna dhisan Aqoon iyo Khibrad.
Waxaad naga heli kartaan:
Theory Class dhammeystiran (Calaamadaha Taraafikada & Xeerarka Waddooyinka)
Casharro badbaado: Seatbelt, Mirrors & Blind Spot
Fahamka lanes-ka, isgoysyada, roundabout iyo mudnaanta waddo-marista badbaadada leh
Hagid macallimiin khibrad leh oo kuu heellan.
Diiwaangelintu way furan tahay — nagusoo biir oo noqo darawal xirfad leh
📲 WhatsApp: +252611411125 / +252611411126
🌐 www.liandriving.so
📧 [email protected]
14/02/2026
🚦 LIAN Driving School | Theory Class + Practical Training 🚗
Ma rabtaa inaad noqoto darawal xirfad leh oo si sax ah u fahma xeerarka waddooyinka iyo calaamadaha taraafikada?
LIAN Driving Schools waxaan kuugu diyaarinay tababar class + simulation ah, si aad u barato si muuqaal iyo ku-dhaqan.
🔥 Lian Drivings Schools Waxa aad ka heli doontaa:
✅ Theory Class oo nidaamsan (Traffic Signs & Road Rules)
✅ Road Simulation (Isgoysyo, Roundabout, Right of Way)
✅ Diyaargarow imtixaan + hagid macallimiin khibrad leh
✅ Practical Training oo tallaabo-tallaabo ah
🎯 Bilow Maanta, nagusoo biir oo noqo Darawal Xirfad leh.
📲 WhatsApp: +252611411125 / +252611411126
🌐 www.liandriving.so
📧 [email protected]
14/02/2026
🚘✨ LIAN DRIVING SCHOOLS
Ku Baro Wadista si Xirfad, Sharci iyo Badbaado leh ✅🛑
Ma rabtaa inaad noqoto darawal kalsooni leh oo si sax ah u fahmaya calaamadaha taraafikada iyo xeerarka waddooyinka?
LIAN Driving School waxay kuu diyaarisay tababar tayo sare leh oo casri ah—si aad ugu gudubto aqoon iyo ku-dhaqan dhab ah.
✅ Waxaan Ku Baranaynaa:
• Traffic Signs & Categories (Regulatory, Warning, Mandatory & Information)
• Xeerarka waddo-marista iyo anshaxa darawalnimada
• Tababar Theory + Practical oo isku dhafan
• Diyaargarow imtixaan + la-talin joogto ah
🎓 Maxaad nagu dooraneysaa?
• Macallimiin khibrad leh
• Fasal nidaamsan iyo agab waxbarasho oo muuqaal leh
• Hab-barid si fudud loo fahmi karo, natiijo leh
• Soo saaris Darwal tayo leh oo lagu kalsoonaan karo khibradiisa Wadista.
📍 Isdiiwaangeli Hadda – kusoo biir Lian oo noqo Darawal Xirfad leh.
📞 nagala xiriir WhatsApp: +252611411125
📩 Emil: [email protected]
🚦🛣️
07/02/2026
Ma rabtaa inaad noqoto darawal xirfad leh oo si sharci ah u wadi kara noocyada kala duwan ee Gaadiidka?
Ku soo biir Lian Driving School oo hel tababar dhammeystiran:
✅ Theory (Xeerarka & Calaamadaha Waddooyinka)
✅ Practical (Tababar Wadid Gacan-ku-sameys ah)
✅ Badbaadada Waddooyinka
✅ Macallimiin khibrad leh
📍 Shangani District – Mogadishu, Somalia
📞 Nala Soo Xiriir: 615562231
📧 Email: [email protected]
🌐 Website: www.liandriving.so
🔔 Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga darawalnimo!
07/02/2026
🚦 BARO CALAAMADAHA WADDOOYINKA
🚗 NOQO DARAWAL XIRFAD LEH
📍 LIAN DRIVING SCHOOLS
📞 Nala Soo Xiriir: +252615562231
📧 Email: [email protected]
🌐 Website: www.liandriving.so
📌 Degmada Shangani – Muqdisho, Somalia
07/02/2026
🚗🔥 BARO WADISTA SAXDA AH &
🚦 BADBAADADA WADDOOYINKA
📍 LIAN DRIVING SCHOOLS
📞 Nala Soo Xiriir: +252615562231
📧 Email: [email protected]
🌐 Website: www.liandriving.so
📌 Degmada Shangani, Muqdisho-Somalia
13/01/2026
🚗✨ LIAN DRIVING SCHOOL ✨🚗
Ma doonaysaa inaad noqoto darawal xirfad iyo kalsooni leh?
👉 Lian Driving School waa hoyga barashada Darawalnimo aad ka bilaabi karto!
✅ Barashada Gaari Manual & Automatic
✅ 1000+ arday oo guuleystay
✅ Macallimiin shahaado leh oo khibrad badan
✅ Waqtiga kuugu habboon & barasho tayo sare leh
👩🦱🚘 Ku baro darawalnimo si ammaan ah, kalsooni leh, adigoo la shaqeynaya macallimiin xirfad leh.
🔥 Bilow darawalnimadaada maanta!
📍 HQ: Shangaani, Mogadishu – Somalia
📞 Nagala soo xiriir: +252 614 763 332
🌐 Website: www.liandriving.com
📲 Raac:
🚦🇸🇴