19/02/2026
🌙✨ Ramadaan Kareem✨🌙
LIAN Driving Schools waxay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah ugu hambalyaynaynaa curashada bisha barakaysan ee Ramadan, bisha kheyrka, naxariista, iyo is-nadiifinta. Waxaan idiin soo gudbineynaa tahniyad iyo hambalyo qalbi-furan, annagoo idin rajaynayna Soon suuban, cibaado la aqbalay, iyo Ramadaan nabad & caafimaad leh 🤲
Inta lagu guda jiro bishan barakaysan, Macaamiisheena sharafta leh waxaan u diyaarinay fursado iyo adeegyo gaar ah oo loogu talagalay in aad uga faa’iidaysataan fadliga Ramadan, si ay u xaqiijiyaan yoolal cusub oo horumarineed.
✅ Ka dhig Ramadaankan bilow cusub.
Haddii aad rabto inaad barato Wadista noocyada kala duwan ee baabuurta ama aad kor u qaaddo xirfaddaada Darwal-nimo, Lian Driving Schools wuxuu kuu diyaariyay tababar xirfad leh, nidaamsan, isla markaana badbaado ku dhisan, si aad u noqoto darawal leh kalsooni iyo masuuliyad. 🚗✅
Waxaad naga heli doontaa:
✅ Macallimiin khibrad leh iyo hab-tababar casri ah
✅ Theory & Practical (qawaaniinta waddooyinka + tababar toos ah)
✅ Wacyigelin Badbaado Waddo (Road Safety) iyo anshaxa darawalnimada
✅ Jadwal dabacsan oo ku habboon waqtigaaga
✅ Tababar tallaabo-tallaabo ah ilaa aad si kalsooni leh u wadi karto
🎯 Himiladeennu: Inaan soo saarno darawallo leh aqoon, anshax, kalsooni, iyo badbaado, kana qayb qaata yareynta shilalka iyo kor u qaadista badbaadada waddooyinka.
📌 Isdiiwaangeli maanta oo ka faa’iidayso fursadaha Ramadanka:
🔗 www.liandriving.so email: [email protected]
🤲 Allaah ha inaga aqbalo soonka, salaadda, iyo camalka suubban; hana inoo waafajiyo Nabad, caafimaad, iyo barako, hana inaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta bisha kheyrka badan.
🚗✨
📬 CONTACT INFORMATION
🏢 HEAD OFFICE
Shangani District, Mogadishu, Somalia
📍 XARUMAHA
• KM4 Branch
• Wadajir Branch
• Dharkenley Branch
• Suuq-Bacaad Branch
• Kaaraan Branch
📞 TELEPHONE
• +252 61 141 1126
• +252 62 965 6210
💬 WHATSAPP
• +252 61 141 1125
📧 EMAIL
[email protected]
🌐 WEBSITE
www.liandriving.so
🕒 BUSINESS HOURS
Saturday – Wednesday 8:00 AM – 5:00 PM
Thursday: 8:00 AM – 3:00 PM
Friday: Closed
Lian Driving Schools
Professional Driving Education for All ✅