Xul Space

Xul Space Xul Space ๐ŸŒŸ
A creative and learning hub for Somali youth - think, share, and grow together.

๐’๐”๐†๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐€ ๐”๐” ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐€๐€๐ƒ๐€๐˜ ๐Ÿ‘€๐Ÿ”ฅWaxaan si rasmi ah idiin la wadaagi doonnaa faahfaahinta barnaamijkii aad muddada dheer s...
05/04/2026

๐’๐”๐†๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐€ ๐”๐” ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐€๐€๐ƒ๐€๐˜ ๐Ÿ‘€๐Ÿ”ฅ
Waxaan si rasmi ah idiin la wadaagi doonnaa faahfaahinta barnaamijkii aad muddada dheer sugayseen:

โ€œ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐คii ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐šโ€ ๐Ÿš€

Fursad gaar ah oo lagu mideynayo dhalinyaro leh hami, hiigsi, iyo hal-abuur, kuwaas oo heli doona fursad ay kula kulmaan mentors khibrad sare leh si ay uga faaโ€™iideystaan aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda.

๐Ÿ‘‰ Noqo qayb ka mid ah safarkan guusha
๐Ÿ‘‰ La soco wixii soo kordha

Ku soo biir WhatsApp Group-ka rasmiga ah:
https://chat.whatsapp.com/CDcoqEZxOkC9cWYPbZmbLI

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ ๐š๐ซ๐š๐›๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.๐—๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ฉ๐š๐œ๐ž waxaan u dhisnay dhalinyaro, annaga oo himiladeenu tahay inaan d...
04/04/2026

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ ๐š๐ซ๐š๐›๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐.
๐—๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ฉ๐š๐œ๐ž waxaan u dhisnay dhalinyaro, annaga oo himiladeenu tahay inaan dhisno dhalinyaro awood leh, ku dhisan aqoon, xirfado, iyo hogaamin.

Ku soo biir WhatsApp Group-ka rasmiga ah:
https://chat.whatsapp.com/CDcoqEZxOkC9cWYPbZmbLI

๐Œ๐€๐‘๐Š๐€๐‹๐„ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Š๐”๐‹๐€๐ ๐Š๐€๐‹๐„ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐—๐ˆ๐ˆ๐’๐Ž ๐๐€๐ƒ๐€๐! ๐Ÿš€Waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqeenaa qabashada "๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š" f...
29/03/2026

๐Œ๐€๐‘๐Š๐€๐‹๐„ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Š๐”๐‹๐€๐ ๐Š๐€๐‹๐„ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐—๐ˆ๐ˆ๐’๐Ž ๐๐€๐ƒ๐€๐! ๐Ÿš€
Waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqeenaa qabashada "๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š" fursad gaar ah oo lagu mideynayo dhalinyaro leh hami, hiigsi, iyo hal-abuur, isla markaana ay la kulmi doonaan mentors khibrad leh.

โœจ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ฎ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š๐š๐ง?
๐Ÿ‘ฅ 25-ka qof ee ugu horeeya oo helaya fursad ka qaybgal
๐Ÿข 5 shirkadood oo partners ah oo ka qayb qaadanaya
๐ŸŽ“ Certificates la bixin doono dhammaadka kulanka
๐Ÿ† Tartan xiiso leh oo abaalmarinno lagu guuleysan doono

๐Ÿ”ฅ Waa fursad aad u qiimo badan kana sii fiican, waa FREE!
Noqo qeyb ka mid ah oo isha kuhaay halkaan ๐Ÿ‘€.

Ku soo biir WhatsApp Group-ka rasmiga ah:
https://chat.whatsapp.com/CDcoqEZxOkC9cWYPbZmbLI

29/03/2026

๐Ÿ‘€

Hasugin fursad adigu sameyso fursadaada!!1-Qaado goan wax isbarid ah2-Baro xirfad qiimo kaleh suuqa3-Ku Maalgeli naftada...
24/03/2026

Hasugin fursad adigu sameyso fursadaada!!
1-Qaado goan wax isbarid ah
2-Baro xirfad qiimo kaleh suuqa
3-Ku Maalgeli naftada wax walba oo faido uleh

Kamid noqo Xul space family oo Ku soo biir WhatsApp Group-ka rasmiga ah:
https://chat.whatsapp.com/CDcoqEZxOkC9cWYPbZmbLI
ah

19/03/2026

CIID WANAAGSAN ๐ŸŽ‰
Dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Umada soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐ŸŽ‰
Farxad iyo caafimaad kuciida ayaan idin leenahay ๐Ÿ˜Š๐Ÿ’™
๐ŸŽ‰๐Ÿ˜

Halkaan ka aqriso xogta guud ee bootcamp training ramadan program.
28/02/2026

Halkaan ka aqriso xogta guud ee bootcamp training ramadan program.

Address

Adani Tower2 , Floor 6
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xul Space posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share