Xanaaq, daal, iyo aamusan ma rabtaa in Ramadankan sidan kugu dhammaado?
Haddii aad rabto inaad fahanto shucuurtaada,maamusho dareenkaaga,dhisto xiriirro caafimaad qaba?
Koorsada Emotional Intelligence waa safar kaa caawinaya koriinka naftaada
Qiimo-dhimis ayee ku jirta koorsada
Isdiiwaangelintu way furan tahay inta Ramadaan lagu jiro.
๐ Goโaanka adigaa iska leh naftaada ha illoobin.
Nafis Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nafis Academy, Educational Research Center, 21 October, Sultan Business Park, Waberi District, Mogadisho-somalia, .
11/02/2026
A powerful academic session on mastering relationships through understanding trauma, attachment theory, and the role of emotional awareness in building healthy human connections, conducted by Ustad Abdullahi Abdulaziz Muktar.
๐ Operational Management Training โ Highlights
Waxaan qaadanay tababar ku saabsan Operational Management,
kaas oo uu bixiyay Ustaad Abdullahi Abdulaziz.
โจ Highlights | One Day Goal-Setting Masterclass
Mahadsanidiin dhammaan ka-qaybgalayaashii nagu weheliyay One Day Goal-Setting Masterclass ma ahayn kaliya koorsoโwaxay ahayd maalin ee ardayda fahmeen saameenta ee kuleedahay maskaxda hab fikirka nolosha iyo yoolkeeda.
๐ Safarka horumarku wuu socdaa โ kan xigana wuu dhow yahay.
22/01/2026
๐ฏ MAANTA WAXAA DHACAY ISBDEL DHAB AH!
One Day Goal-Setting Masterclass ma ahayn kaliya koorsoโwaxay ahayd maalin la beddelay maskaxda iyo hab fikirka
Ka-qaybgalayaashu waxay maanta barteen sida:
โ๏ธ yoolalka loo qeexo si cilmi-nafsi ah
โ๏ธIn la jabiyo caqabadaha is-hor taaga Maskaxda
โ๏ธ riyooyinka loogu rogo qorshe ficil ah oo la dhaqan gelin karo
Waxaan aragnay fahan cusub iyo goโaano dhab ah oo la qaatay maanta
Haddii aad maqneydโฆ ha welwelinโtani waa bilowgii isbeddel weyn.
Mahadcelin gaar ah Dr. Hafsa Mohamud
Iyo dhammaan ka-qaybgalayaashii ka dhigay mid xusuus mudan
๐ Nafis Counseling & Therapy Center
๐ La soco tababarro kale oo nolosha beddeli doona!
18/01/2026
๐ง ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ
Ma rabtaa inaad si qoto dheer u fahanto ADHD iyo sida loo maareeyo carruurta ama dadka waaweyn ee la nool?
Ku soo biir tababar hal-maalin ah oo cilmi-nafsi ku saleysan, kana hel aqoon, faham, iyo xalal wax-ku-ool ah.
Waxaa hagi doonta Dr Hafsa Mohamud โ Clinical Psychology.
๐
20 Jan 2026
โฐ 10:00am โ 01:00pm
๐ Nafis Hall
๐ Isdiiwaangeli hadda โ kuraastu waa kooban yihiin.
๐๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐
Ma rabtaa inaad si fiican u fahanto shucuurtaada, u maamusho dareenkaaga, una dhisto xiriirro adag oo caafimaad qaba?
Koorsadeena Emotional Intelligence waxay kuu furaysaa xirfado maskaxeed oo beddeli kara
- ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐๐๐๐
- ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐๐๐๐
- ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ค๐ ๐ฎ๐ฅ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง๐ญ๐จ
๐
Isdiiwaangelintu way furan tahay
๐ Ha seegin โ maalgelinta ugu muhiimsan waa adiga naftaada
14/01/2026
๐ฏ One Day Goal-Setting Masterclass (Psychology-Based)
Ma ogtahay in yoolal badan ay fashilmaan? Sababtu ma aha awood laโaan, balse waa maskaxda iyo habka fikirka.
Tababarkan hal-maalin ah wuxuu si cilmi-nafsi (psychology) ku saleysan kuu barayaa:
โ๏ธ Sida loo dejiyo yoolal cad oo la gaari karo
โ๏ธ Sida loo xoojiyo dhiirrigelinta loona jebiyo dib-u-dhigista
โ๏ธ Sida shakiga iyo cabsida nafta loo maareeyo
Waxaa ku hagaysa Dr. Hafsa Mohamud โ Clinical Psychology, iyadoo kuu beddeleysa yoolalkaaga qorshe ficil ah oo natiijo keena.
๐
19 Jan 2026 | โฐ 10:00am โ 01:00pm
๐ Nafis Hall
๐ Haddii aad rabto isbeddel dhab ah oo maskax ahaan ku dhisan, iska diiwaangeli hadda โ kuraastu waa kooban tahay.
13/01/2026
Baro sida loo fahmo loona maamulo shucuurtaada.
Emotional Intelligence waa xirfad kaa caawinaysa inaad si fiican ula dhaqanto naftaada iyo dadka kugu xeeran โ ha noqoto shaqo, nolol ama xiriirro bulsho.
Ku soo biir tababarka Emotional Intelligence oo soconaya 1 bil, kuna baran doontid:
โ๏ธ Fahamka shucuurtaada
โ๏ธ La tacaalidda walbahaarka
โ๏ธ Dhisidda xiriirro caafimaad qaba
๐ Bilaabmaya: 20 Jan 2026
๐ต Qiimaha: $45
๐ Lecture by: Mr. Abdullahi Abdiaziz โ HR Specialist & Mental Wellness Advocate
๐ Iska diiwaangeli maanta โ kuraastu waa xadidan yihiin.