Caagane Academy

Caagane Academy Caagane Academy waa xarun waxbarasho online ah oo lagu barto English iyo xirfadaha kale ee muhiimka ah si fudud, casri ah, kuna saleysa

“Yaa soo riixay fuustaan?English wuu adkaaday.”Ha walwalin.Caagane Academy waxay kuu soo bandhigeysaabarashada English o...
31/12/2025

“Yaa soo riixay fuustaan?
English wuu adkaaday.”

Ha walwalin.
Caagane Academy waxay kuu soo bandhigeysaa
barashada English online
— si fudud, talaabo-talaabo, una faham sahlan.

Ku baro:

Grammar

Hadal & faham

Qoraal sax ah

📚 Baro meel kasta, waqti kasta
🎓 Ku habboon arday & bilowyaal

Caagane Academy
— English fudud, mustaqbal cad.

Hadda iska diiwangali +252711983546
Booqo Websitekeena https://caaganeacademy.lovable.app

Jumlado English ah barro markasta
30/12/2025

Jumlado English ah barro markasta

20/12/2025

Casharka waxaad kala dagi kartaa telegram-ka
ku wor "Caaganeacademy"

new course
19/12/2025

new course

🚀 NEW COURSE – BARSHADA ENGLISH-KA 🇬🇧✨ Caagane Academy waxay kuu keenaysaa koorso cusub oo English ah📅 Bilaabaneysa: 202...
19/12/2025

🚀 NEW COURSE – BARSHADA ENGLISH-KA 🇬🇧

✨ Caagane Academy waxay kuu keenaysaa koorso cusub oo English ah
📅 Bilaabaneysa: 2026
⏳ 11 maalmood oo kaliya ayaa ka haray!

📚 Waxa aad ka heli doontaa:
✅ Todobaad kasta imtixaan (test) lagu qiimeeyo heerkaaga
🗣️ Practice conversation si aad u horumariso hadalka
✍️ Casharro la saxayo oo lagugu toosinayo khaladaadkaaga

🔓 Baro English si fudud, tallaabo-tallaabo
🎯 Ku hadal si kalsooni leh

📲 Iska diiwaangeli hadda:
WhatsApp: +252 711 983 546

what are you waiting for?
19/12/2025

what are you waiting for?

Address

Online Academy
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caagane Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share