Saving Group for Business & Charitable Purposes

Saving Group for Business & Charitable Purposes

Share

Saving Som Education
Saving Som Advert
Saving Som Health
Saving Som Technology

Photos 02/10/2015

Tababar ku saabsan diyaarinta buuga thesaha oo soconaya mudo bil ah kuna baxaya qaab Theory iyo Pratical ah looguna tala galay iney kafaa'ideystaan ardayda kala duwan ee sanadkaan ka qalinjebinaya jaamacadaha dalka kuwaas oo horyaala diyaarinta buuga thsaha.
Tababarka wuxuu kadhici doonaa Hotel Siyaaxi oo kuyaala isgoyka sheikh cali suufi ee magaalada muqdishu, kaasoo bilaaban doona 11 Octobar 2015.
Ardayda loo sameenaya tababarka wey xadidan tahay, isdiiwaan gelinta waxa ay kasocotaa xafiiska saving group oo kuyaala agagaarka isgoyska sheikh cali suufi.
wixii faahfaahin ah kala soo xiriir +252616650221, +252615589071

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Https://www. Google. Com/maps/place/2%C2%B002'41. 5%22N+45%C2%B019'03. 4%22E/@2. 0450688, 45. 3174413, 19z/data=, 4m2, 3m1, 1s0x3d58421584c8b8d3:0x25b97506afd8a7bf?hl=en
Mogadishu
HTTPS://WWW.GOOGLE.COM/MAPS/PLACE/2%C2%B002'41.5%22N+45%C2%B019'03.4%22E/@2.0450