11/01/2026
Ku soo dhowaada Madal Aqoon Kobcin 🎉
Madal Aqoon Kobcin waa madal u heellan faafinta aqoonta iyo kobcinta maskaxda,
waxayna soo bandhigi doontaa buugaag tayo leh oo ku baxa Af-Soomaali iyo afaf kale.
📘 Buuggii ugu horreeyay:
DURUUSTA NOLOSHA
Buug ka hadlaya waayo-aragnimo, xikmad, iyo fahamka nolosha.
👉 La soco boggan si aad uga faa’iidaysato aqoon wax ku kordhinaysa noloshaada.
📩 Wixii faahfaahin ah: [email protected]