19/04/2026
Online Courses
Baro Facebook Marketing online!
✅Waxaan ku baraynaa: Sida Page loo sameeyo
✅xayeysiina loo saaro, best practices & khaladaadka laga fogaado.
✅Macallimiin khibrad leh & jadwal dabacsan.
✅Isdiiwaangeli maanta - 770803064
23/03/2026
Kusoo dhawoow!
Waxaan ku heysaa courses tayo leh oo qiimo jaban oo kaa caawinaya inaad barato xirfado cusub, ganacsi bilowdo, ama kororsato aqoon faa’iido leh.
✅ Baro sida alaab dibadda looga dalbado
✅ Hel suppliers lagu kalsoonaan karo & qiimo jaban
✅ Maaree order & cargo si fudud
✅ Support kadib casharka
📲 WhatsApp: 770803064