Faculty of Agriculture - Hormuud University

Faculty of Agriculture - Hormuud University

Share

This is the official page of the Hormuud University's โ Faculty of Agriculture

Photos from Faculty of Agriculture - Hormuud University's post 30/07/2026

Ardayda sannadka saddexaad ee Faculty of Agriculture ayaa ku qaatay tababaro kala duwan oo muhiim u ah cilmiga beeraha ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ee ku taala ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐‡๐ข๐ค๐ฆ๐š๐ก ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ.

Tababaradaani waxaa ka mid ahaa rakibidda hababka waraabka casriga ah, barashada aasaaska nursery-ga (shubka), aqoonsiga astaamaha cudurrada dhirta iyo cayayaanka waxyeellada u geysta dalagyada, iyo farsamooyinka wax-soo-saarka qudaarta ee lagu beero aqalka dhirta lagu koriyo (greenhouse).

Guud ahaan, tababaradaan joogtada ah ee ay helaan ardayda Faculty of Agriculture waxay qeyb ka yihiin dadaallada ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud ee lagu xoojinayo aqoontooda iyo xirfadahooda wax-ku-oolka ah ee la xiriira cilmiga beeraha, isla markaana kor loogu qaadayo diyaar garowgooda si ay u daboolaan baahiyaha suuqa shaqada, ayna si wax ku ool ah uga qayb qaataan horumarinta waaxda beeraha ee dalka.

---

Our third-year students of the Faculty of Agriculture participated in a series of practical training sessions at ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐€๐ ๐ซ๐ข๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐š๐ฅ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐š๐ง๐ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐…๐š๐ซ๐ฆ, which is located at Darul Hikmah Campus, aimed at strengthening their technical knowledge and professional skills in agricultural sciences.

The training covered key areas including the installation of modern irrigation systems, the fundamental principles of plant nurseries (seedling production), identification of symptoms of plant diseases and insect pests that damage crops, as well as vegetable production techniques in greenhouse cultivation.

Overall, these continuous practical training activities provided to students of the Faculty of Agriculture are part of Hormuud Universityโ€™๐ฌ efforts to enhance their practical knowledge and skills in agricultural sciences. They also aim to improve studentsโ€™ readiness to meet the demands of the job market and enable them to effectively contribute to the development of the agricultural sector in the country.

Photos from Hormuud University's post 04/07/2026

Gudoomiyaha Jaamacadda Hormuud, ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐’๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž, ayaa booqasho shaqo ku tagay ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ oo ku taalla ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐‡๐ข๐ค๐ฆ๐š๐ก ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ.

Intii ay booqashadu socotay, waxaa xarunta laga siiyey warbixin dhammaystiran oo ku saabsan hawlaha ka socda iyo kuwa u qorsheysan, kuwaas oo isugu jira tababarada ardayda, cilmi-baarista beeraha, iyo heerka wax-soo-saarka dalagyada kala duwan ee ka baxa beerta. Gudoomiyaha ayaa bogaadiyey dadaalka hawlwadeenada xarunta iyo kaalinta ay ka qaadanayaan horumarinta cilmi-baarista, tababarada ardayda, iyo wax-soo-saarka beeraha.

Hawlaha iyo dadaalada ka socda ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ซ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud ayaa muujinaya sida ay jaamacaddu u xoojinayso kaalinteeda ku aaddan taageerida wax-soo-saarka dalka iyo raadinta xalal waara oo lagu wajahayo caqabadaha la xiriira sugnaanta cuntada ee Soomaaliya.

---

The Vice-Chancellor of Hormuud University, ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž, took a working visit to ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐€๐ ๐ซ๐ข๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐š๐ฅ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐š๐ง๐ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐…๐š๐ซ๐ฆ at ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐‡๐ข๐ค๐ฆ๐š๐ก ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ.

During the visit, the Vice-Chancellor received a comprehensive briefing on the farmโ€™s ongoing activities and plans, including student practical training, agricultural research initiatives, and the production of various crops cultivated at the farm. He commended the dedication of the farmโ€™s staff and their significant contribution to advancing agricultural research, strengthening hands-on student training, and enhancing agricultural productivity.

The activities and initiatives undertaken by the ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐€๐ ๐ซ๐ข๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐š๐ฅ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก ๐š๐ง๐ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐…๐š๐ซ๐ฆ reflect the Universityโ€™s continued commitment to supporting national agricultural development and promoting sustainable solutions to food security challenges in Somalia.

Photos from Faculty of Agriculture - Hormuud University's post 14/06/2026

Ardayda ka tirsan Faculty of Agriculture ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud ayaa khibrad gacan-ku-barasho ah (practical training) ku qaatay xarunta Gaalooge Agro Business Enterprise. Tababarkan ayaa qayb ka ahaa dadaallada lagu xoojinayo aqoonta iyo xirfadaha farsamo ee ardayda, iyadoo la siinayo fursado ay si toos ah ugu arkaan uguna fahmaan hababka casriga ah ee beeraha.

Booqashadan ayaa ardayda siisay fursad ay si dhab ah ugu bartaan noocyada kala duwan ee cagafyada, qalabka beeraha lagu falo, qalabka cawska lagu jaro, iyo hababka saxda ah ee qalabka loogu xiro loogana hawlgeliyo cagafyada.

Khibraddan gacan-ku-barashada ah ayaa ardayda ka caawisay inay isku xiraan aqoonta ay fasalka ku bartaan iyo hababka shaqo ee dhabta ah ee adeegsiga qalabka beeraha. Sidoo kale, waxay fursad u heleen inay horumariyaan xirfadahooda farsamo, fahamkooda ku saabsan mashiinnada beeraha, iyo u diyaargarowgooda shaqooyinka mustaqbalka ee la xiriira horumarinta wax-soo-saarka beeraha.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud waxay sii waddaa dhiirrigelinta waxbarashada ku saleysan khibradda iyo tababarrada goobaha shaqada, si loo soo saaro aqoonyahanno leh xirfado la jaanqaadi kara baahiyaha isbeddelaya ee suuqa shaqada iyo horumarka waaxaha wax-soo-saarka dalka.

---

Students from the Faculty of Agriculture at Hormuud University participated in a hands-on practical training program at Gaalooge Agro Business Enterprise. This training formed part of the University's ongoing efforts to strengthen studentsโ€™ technical competencies and practical knowledge by providing direct exposure to modern agricultural practices and technologies.

The visit offered students a valuable opportunity to gain practical insights into various agricultural tractors and their implements, agricultural tillage equipment, grass-cutting machinery, and the proper procedures for attaching and operating agricultural implements. Through direct observation and interaction with agricultural machinery, students developed a deeper understanding of the technologies and operational systems used in contemporary farming.

This experiential learning opportunity enabled students to connect theoretical concepts acquired in the classroom with real-world agricultural applications. It also enhanced their technical skills, broadened their understanding of modern agricultural machinery, and strengthened their preparedness for future careers in agricultural production, mechanization, and sustainable farming practices.

Hormuud University remains committed to promoting practice-oriented education and industry-based learning experiences that equip students with the knowledge, skills, and professional competencies required to meet the evolving demands of the labor market and contribute to the development of the agricultural sector.

Photos from Faculty of Agriculture - Hormuud University's post 12/02/2026

Khudbad aqoon-kororsi oo cinwaankeedu yahay โ€œ๐‚๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ญ๐ž-๐‘๐ž๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ž๐ง๐ญ ๐…๐จ๐จ๐ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ๐ฌ: ๐„๐œ๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐œ ๐๐š๐ญ๐ก๐ฐ๐š๐ฒ๐ฌ ๐ญ๐จ ๐…๐จ๐จ๐ ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ข๐ง ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐€๐ซ๐ข๐ ๐‘๐ž๐ ๐ข๐จ๐ง๐ฌโ€ ayaa waxaa soo agaasintay HUSAC, iyadoo si gaar ah loogu qabtay ardayda ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐€๐ ๐ซ๐ข๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ee ka tirsan ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud, kana dhacday xarunta ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐š ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ. Khudbadda waxaa jeediyey ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐˜๐š๐ฌ๐ข๐ง ๐€๐ซ๐ญ๐š๐ง, Cilmibaare ku taxan arimaha Dhaqaalaha Beeraha.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray nidaamyada cuntada u adkaysata isbeddelka cimilada, waddooyinka dhaqaale ee lagu xaqiijin karo sugnaanta cuntada, iyo xalalka waara ee ku habboon gobollada abaaraha iyo dhulalka qalalan (semi-arid regions). ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud waxaa ka goโ€™an horumarinta aqoonta iyo kor u qaadidda wacyiga ardaydeeda, iyadoo abuuraysa waayo-aragnimooyin waxbarasho oo macno leh kana baxsan fasalka.

---

A guest lecture titled โ€œ๐‚๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ญ๐ž-๐‘๐ž๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ž๐ง๐ญ ๐…๐จ๐จ๐ ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ๐ฌ: ๐„๐œ๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐œ ๐๐š๐ญ๐ก๐ฐ๐š๐ฒ๐ฌ ๐ญ๐จ ๐…๐จ๐จ๐ ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ข๐ง ๐’๐ž๐ฆ๐ข-๐€๐ซ๐ข๐ ๐‘๐ž๐ ๐ข๐จ๐ง๐ฌโ€ was organized by HUSAC, specifically for students of the ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐€๐ ๐ซ๐ข๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž at Hormuud University, and was held at the ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐š ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ. The lecture was delivered by ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐˜๐š๐ฌ๐ข๐ง ๐€๐ซ๐ญ๐š๐ง, PhD Candidate in Agricultural Economics.

The session focused on climate-resilient food systems, economic strategies to enhance food security, and sustainable solutions tailored to semi-arid regions. Hormuud University remains committed to advancing knowledge and raising awareness among its students by creating meaningful academic experiences that extend beyond the classroom.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Mogadishu