معهد نور المبين لتحفيظ القران الكريم مع التجويد والتربية الاسلامية

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • معهد نور المبين لتحفيظ القران الكريم مع التجويد والتربية الاسلامية

معهد نور المبين لتحفيظ القران الكريم مع التجويد والتربية الاسلامية Ku soo dhawaw Machadka Nuurul Mubiin. Machadka Waxa uu bixiyaa
》

15/04/2026

Haddii uu muuqaalkan ku soo gaaray, ha dhaafin adiga oo aan la wadaagin asxaabtaada (Share) si ay ajarka ula qaybsadaan.

15/04/2026

Ma jiro qof qur’aanka bartay oo khasaaray. Bar carruurtaada kitaabka Alle si ay adduun iyo aakhiraba kuugu anfacaan.

15/04/2026

Codkee ugu jeceshahay inaad dhagaysato markaad dhibban tahay? Dhagayso gabadhan yar iyo akhriskeeda.

14/04/2026

Ubadka oo lagu koriyo qur'aanka waa guusha dhabta ah. Illaahow ubadka khayrka noogu dar.

14/04/2026

Masha'Allah! Maqal codka macaan ee gabadhan yari ay ku akhrinayso kalimadaha Alle. Illaahow u barakee.

26/03/2026

Zakatul Fitri

24/03/2026


Ducada la aqriyo Markii musqusha (suulida) la galayo.

21/03/2026

Eid Mubarak dhaman arday معهد نور المبين لتحفيظ القران الكريم مع التجويد والتربية الاسلامية

19/03/2026

Hambalyo Hambalyo
Dhamaan ardayda, macalimiinta iyo maamulka waxan idin leenahay EId Mubarak.
Illahay ha inaga dhigo kuwii laga aqbalo acmaashi aan soo sameynay bishii barakaysaneyd ee Ramadaan.

17/03/2026

Ducooyinka Munaasabka ah in aay aqriso ....

Address

New Muqdisho, Daynile
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد نور المبين لتحفيظ القران الكريم مع التجويد والتربية الاسلامية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category