Sumad Primary & Secondary School

Sumad Primary & Secondary School Waa Iskuul Bixiya Adeeg Waxbarasho oo Tayo leh

10/09/2026

Guushu waxay ka bilaabataa go’aan aad ku barato wax cusub

Sumad Primary & Secondary School

Jumca MubaarakSumad Primary & Secondary School
21/08/2026

Jumca Mubaarak
Sumad Primary & Secondary School

21/08/2026

Ogeysiis Muhiim Ah Fadlan la xiriir Teleefannada 0619206003, 0617245485

Hambalyo Bahda Sumad P.S.S 🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ardayda iyo macallimiinta Iskuulka Sumad P.S.S xaflad...
12/06/2026

Hambalyo Bahda Sumad P.S.S 🎉
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ardayda iyo macallimiinta Iskuulka Sumad P.S.S xafladdii quruxda badnayd ee ay shalay qabteen. Waxaan idinku dhiirrigelinaynaa inaad sii waddaan dadaalka, anshaxa, iyo waxbarashada. Guul iyo horumar ayaan idiin rajeynayaa. 📚🌹👏✨

Sumad Primary & Secondary School

15/4/2026Maalmulka iyo mu'asasada iskuulka Sumad ayaa waxa ay guddoonsiiyeen  hadiyado lagu dhiirigelinayo ardayda kaalm...
15/04/2026

15/4/2026
Maalmulka iyo mu'asasada iskuulka Sumad ayaa waxa ay guddoonsiiyeen hadiyado lagu dhiirigelinayo ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaanka midteramka .
Waxaan idiin rajeyneynaa guulo badan I.a

02/04/2026

Khamiis 2/4/2026 Waxaa iskuulada Sumad p.s.s gaar ahaan qeybta cali geedi jimcaha iyo khamiista kabilaawday imtixaanka bileedka 2aad.ee sannad dugsiyeedka.
Waxaan leeyahay dhammaan bahda reer sumad guul idiin rajeenaa.

09/03/2026

Sumad waa sunta jahliga qarnigaan aynu joogno
Sucaado waa arday firfircoon oo ka mida ardayda school-ka Sumad Primary & Secondary School

Waxaa maanta inooga daah furmay jamhuuriye stadium ciyaar udhaxeeysa fasalada school-ka Sumad Primary & Secondary School...
02/03/2026

Waxaa maanta inooga daah furmay jamhuuriye stadium ciyaar udhaxeeysa fasalada school-ka Sumad Primary & Secondary School school-ka waa halka lagu dhiso jiilka mustaqbalka, midnimo,aqoon iyo xooga ardayda.
"Aqoontu waa awood, koox mideysane lama jabiyo"

11/2/2026Arbaco waxaa ka qabsoomay xarumaha kala duwan ee dugsiyada SUMAD p.s.s tartan aqooneed xiiso badan, kaas oo kam...
13/02/2026

11/2/2026
Arbaco waxaa ka qabsoomay xarumaha kala duwan ee dugsiyada SUMAD p.s.s tartan aqooneed xiiso badan, kaas oo kamid ah tartan aqooneedka sannad. Dugsiyeedka 2025-2026

Xarunta dugsiga SUMAD waxaa ku tartamay
G:7B
G:5A
Wuxuuna ku soo idlaaday barbaro.
G:7B 8 dhibcood
G:5A 8 dhibcood

Hambalyo Hambalyo
Sumad Primary & Secondary School

Maamulka iyo Waalidiinta Iskuulka Sumad Primary & Secondary School Waxay Hambalyo u dirayaan Ardayda Kaalmaha h**e ka ga...
08/02/2026

Maamulka iyo Waalidiinta Iskuulka Sumad Primary & Secondary School Waxay Hambalyo u dirayaan Ardayda Kaalmaha h**e ka galay Imtixaanka dhexe ee Sanadkan .

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Address

Jamhuriya Kaaraan District Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sumad Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category