26/05/2026
Bahda Daarul-Aflax p&s school waxay dhamaan umadda islaamka Ah gaar ahaan umadda soomaliyeed lawadaageysaa Hambalyada ciidul Adxada waxaana allaah kabaryeenaa In uu
Si nabad ah nagu gaarsiiyo sanadkaan kiisa kale
05/04/2026
๐ข ISDIWAANGELINTU WAY FURANTAHAY!
๐ป Daarul-Aflax School waxay uu kuu keenay
โจ Koorso Basic Computer
๐ฏ Haddii aad rabto inaad barato xirfadaha computer-ka, tani waa fursaddaada!
๐ Koorsadaan waxa aad ku baran doontaa:
๐น Windows
๐น Microsoft Word
๐น Microsoft Excel
๐น Microsoft Access
๐น PowerPoint
๐ J:waqtiga iskuulka uu shaqeen doono
โ
Full time
โ
Part time
๐ Ku bilow safarkaaga aqooneed maanta!
๐ Nala soo xiriir: 0616489867
๐ Daarul-Aflax School โ Tallaabadaada guusha!
Wax ku kordhi xirfadahaaga si ay u korodho Maskaxdaada
Welcome
18/02/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค ๐
Waxaan u hambayeyneynaa ummadda muslimiinta qaasatan ummadda soomaaliyeed oo aynu leenahay Ramadaan Mubaarak, (๐๐จ๐จ๐ง๐ช๐๐๐ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง), ilaahey nabad iyo qeyraad hanagu gargaaro.
Allah nawaafajiyo acmaasha suuban ee bishani barakeysan ee Ramadan.
05/02/2026
๐ Hambalyo ardayda ka qalin-jabisay koorsooyinka caafimaadka ee Iskuulka Daarul-Aflax.
Guul weyn ayaad gaadheenโmustaqbal ifaya ayaana idin sugaya! ๐๐
๐ Hambalyo Ardayda Guuleysatay!
๐ Guul Taariikhi ah โ Daarul-Aflax School
๐ Mustaqbalka Caafimaadka oo Dhalanaya
05/02/2026
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo๐๐๐๐
05/02/2026
๐โจ Hambalyo Ardayda Kaalinta Sare Gaartay! โจ๐
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda si guud uga qalin-jabisay Koorsada Caafimaadka ee uu bixiyo Iskuulka Daarul-Aflax.
Guushan aad gaadheen waa mid ka dhalatay dadaal, samir iyo goโaan adag. Waxaad maanta tihiin iftiin iyo rajada berrito,
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon sii kordhaysa, iyo guulo ka waaweyn kuwii aad maanta gaadheen.
Guul iyo horumar joogto ah ha idin raaco dhammaantiin! ๐๐. Taariikh 04/feb/2026
Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo! ๐๐
26/01/2026
DHamaan bahda iskuulka Daarul Aflax waxa ay hambaliyo udiraayaan ardaydii gashay imtixaankii k**a dambeysta ahaay ee koorsada caafimaadka Ee iskuulka Daarul aflax waxaana mahad iska leh Allah (swt) oo si nabad ah noogu soo dhameeyay
@ Nabadonka Heer Moalin Buub
@ Abdullahi Hagio Kp
@ Wll Cimraan